{"id":72316,"date":"2021-05-31T00:21:54","date_gmt":"2021-05-30T21:21:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72316"},"modified":"2021-05-31T00:23:48","modified_gmt":"2021-05-30T21:23:48","slug":"madaxda-axzaabta-somaliland-oo-si-wadajir-ah-ula-hadley-shacabka-xilliga-doorashada-berito-dhici-doonta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/05\/madaxda-axzaabta-somaliland-oo-si-wadajir-ah-ula-hadley-shacabka-xilliga-doorashada-berito-dhici-doonta\/","title":{"rendered":"Madaxda Axzaabta Somaliland oo Si Wadajir ah ula Hadley Shacabka Xilliga Doorashada Berito Dhici Doonta."},"content":{"rendered":"<p>Hogaanka axsaabta siyaasada Somaliland Kulmiye, UCID iyo Waddani, oo si wadajir ah warbaahinta ula hadlay ayaa shacabka ku booriyay in ay si nabad ah ku codeeyaan maalinta barri ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaarad ka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan in dadka reer Somaliland yihiin bulsho isku duuban oo u jeedo wada leh.<\/p>\n<p>\u201cWaxan doonayaa in aynu muujino in aynu nahay hal dal oo kaliya, hal umad oo kaliya iyo hal qaran\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cDadka inoo sharaxan waa dadkeeni, meelna way iskugu wada imanayaan, 3 meelodow 2 meelood aya wayaya doorashada, musharax kasta waa in uu taa qalbiga ku hayaa, ceebna maaha in aad waydid\u201d.<\/p>\n<p>\u201cAnigu saddex jeer baan wayay hadana waa anigan soo taagan uun ceeb ma jirto, marka waa in xumada qabiilka layska dajiyaa kii Alle qoray baa soo baxaya\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga Mucaarad ka ah ee Waddani ayaa isna bulshada ka codsaday in ay si nabad ah ku codeeyaan iyadoo qofkastaba qof kuu doono uu u codaynayo.<\/p>\n<p>\u201cFariintaydu waxa weeyi marka hore in aynu nabad galyada ilaalino, marka labaadna si nabad galyo ah ku codayno, oo muwaadin kastaana cida uu doonayo u codeeyo\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka xisbiga talada haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa isaguna diray fariin lamida ta madaxda axsaabta mucaaradka.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aynu muujinaa in aynu nahay dad isku waddan ah oo is jecel, oo ay inaga muuqato in aynu nahay dad bisil oo doorashooyin badan soo galay\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cDad fara badan ayaa maanta inoo yimid dadka inoo yimid Somaliland bay qiimaynayaan, Waddani qiimayn mayaan, UCID qiimayn mayaan, Kulmiye qiimayn mayaan\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Baaqan ay sida wadajir ka ah saddexda xisbi usoo sareen ayaa u jeedkiisu yahay, sidii doorashadu si nabad galyo ah ugu qabsoomi lahayd isla markaan, loo gaadhi laha u jeedka guud ee laga leeyahay doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaanka axsaabta siyaasada Somaliland Kulmiye, UCID iyo Waddani, oo si wadajir ah warbaahinta ula hadlay ayaa shacabka ku booriyay in ay si nabad ah ku codeeyaan maalinta barri ah. Guddoomiyaha xisbiga mucaarad ka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan in dadka reer Somaliland yihiin bulsho isku duuban oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72318,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72316\/revisions\/72318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}