{"id":723,"date":"2011-05-16T12:36:37","date_gmt":"2011-05-16T12:36:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=723"},"modified":"2011-05-16T12:36:37","modified_gmt":"2011-05-16T12:36:37","slug":"mujaahidiinta-al-shabaab-oo-madaafiic-qasaaro-culus-u-geysatay-hor-joogayaal-ka-tirsan-kooxda-ahlu-sunna-iyo-tfg-da-ku-garaacay-nawaaxiga-mowlaca-macallin-nuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/mujaahidiinta-al-shabaab-oo-madaafiic-qasaaro-culus-u-geysatay-hor-joogayaal-ka-tirsan-kooxda-ahlu-sunna-iyo-tfg-da-ku-garaacay-nawaaxiga-mowlaca-macallin-nuur\/","title":{"rendered":"Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Madaafiic Qasaaro Culus U Geysatay Hor Joogayaal Ka Tirsan Kooxda Ahlu Sunna Iyo TFG-da Ku Garaacay nawaaxiga Mowlaca Macallin Nuur"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Hoobiye121-300x2001-300x2001.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-728\" title=\"Hoobiye121-300x2001-300x200\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Hoobiye121-300x2001-300x2001.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Ciidamo fara badan oo ay Hor Kacayeen Hor Joogayaal ka Tirsan Kooxda Ahlu Sunna Iyo TFG-da Isla markaana waday Abaabulo ay Ku Doonayeen In ay Ku qabsadaan Mowlaca Macallin Nuur Ayaa fashilmay Ka Dib Markii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Madaaficc Dhowr ah Ku Garaaceen Nawaaxiga Mowlaca Macallin Nuur<\/p>\n<p>Madaafiicda ka Dib Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab Ayaa Waxa ay Weerar Culus Ku Soo qaadeen Ciidamadii Waday Abaabulka Lagu Doonayey In Lagula warego gacan Ku Haynta Mowlaca macallin Nuur<\/p>\n<p>Goobta lagu garaacay Madaafiicda Culus ayaa waxaa Ku Sugnaa Hor Joogayaal ka Tirsan TFG-da, Kooxda Ahlu Sunna Iyo Saxafiyiin Loo Ka Xeystay In La Tuso Qaabka Loo dagaal Galinaya Ciidamada Dhincayadaasi<\/p>\n<p>Mid Ka Mid ah Weriyayaashii La Socday Maleeshiyaadkaasi ayaa U Sheegay Warsom In Qasaaro Ba&#8217;an uu Soo gaaray Dhinacyadaasi Indhahiisana Uu Ku Arkay Ku Dhawaad 8 Dhimasho ah oo Isugu Jiray Hor Joogayaal Iyo Maleeshiyaad halka 18 Kalena Uu Shjeegay In ay Dhaawacyo Soo gaareen<\/p>\n<p>Wararku ayaa waxa ay Intaa Ku daraayan In Hor Joogayaasha Dhaawacmay ay Ku Jiraan Abaan Duulaha Ciidamada Milataarka C\/kariim faarax Dhega Badan oo la Sheegay In Uu Soo gaarya Dhaawac Fudud Iyo Cumar Macallin Nuur oo ah Abaan Duulaha Ciidamada Kooxda Ahlu Sunna oo Isna Soo Gaaray Dhaawac Culus<\/p>\n<p>Si Kastaba Dhacdadaani ayaa waxa ay Imaanaya Xili Muddooyinkii Dambe ay dagaalo Culus Ka Socdeen Degmooyin Fara badan oo ka Tirsan Gobolka Banaadir<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/span><\/em><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><span style=\"color: #ff0000;\">(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/strong><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Ciidamo fara badan oo ay Hor Kacayeen Hor Joogayaal ka Tirsan Kooxda Ahlu Sunna Iyo TFG-da Isla markaana waday Abaabulo ay Ku Doonayeen In ay Ku qabsadaan Mowlaca Macallin Nuur Ayaa fashilmay Ka Dib Markii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Madaaficc Dhowr ah Ku Garaaceen Nawaaxiga Mowlaca Macallin Nuur Madaafiicda ka Dib Ciidamada Mujaahidiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-723","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=723"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":730,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/723\/revisions\/730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}