{"id":7227,"date":"2012-06-09T11:29:08","date_gmt":"2012-06-09T11:29:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7227"},"modified":"2012-06-09T11:29:08","modified_gmt":"2012-06-09T11:29:08","slug":"prof-cali-max%e2%80%99ed-geeddi-soomaaliya-oo-aan-ciidan-qaran-la-dhisin-yaan-lagu-riyoon-in-soomaaliya-ay-nabadi-ka-dhalato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/prof-cali-max%e2%80%99ed-geeddi-soomaaliya-oo-aan-ciidan-qaran-la-dhisin-yaan-lagu-riyoon-in-soomaaliya-ay-nabadi-ka-dhalato\/","title":{"rendered":"Prof. Cali Max\u2019ed Geeddi:- Soomaaliya oo aan Ciidan qaran la dhisin yaan lagu riyoon in Soomaaliya ay nabadi ka dhalato."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Geedi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Geedi1.jpg\" alt=\"\" title=\"Geedi\" width=\"262\" height=\"262\" class=\"alignnone size-full wp-image-7231\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Geedi1.jpg 262w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Geedi1-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 262px) 100vw, 262px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Ra\u2019isul wasaarihii dowladda KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ku sugan Nairobi ayaa wariyeyaasha u sheegay in Soomaaliya aan nabad laga dhalin karin iyadoo aan la dhisin ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in laga gaabiyey dhismaha ciidamada xoogga dalka, isagoo ku booriyey dowladda soo socota inay xoogga saarto sidii ay u dhisi laheyd ciidamo ay yeelato Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cCiidan qaran oo Soomaaliyeed oo aan la dhisin yaan lagu riyoon in Soomaaliya ay nabadi ka dhalato oo sharcigii iyo kala dambeyntii ay soo laabato, ciidamada AMISOM ee hadda dalka ku sugan waxaaan ahaa mas\u2019uulkii wax ka qaban qaabiyey heshiiskii ay dalka ku galeen waxna ka saxiixay, waa loo baahanyahay balse baahida loo qabo ma ahan mid joogto ah ee waa mid KMG ah\u201d ayuu yiri Prof.Geeddi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019isul wasaarihii hore ee Soomaaliya wuxuu hadalkiisa ku daray in siyaasaddii lagu heshiiyay ay ahyayd in la dhiso ciidammo qaran inta ay AMSIOM joogto, isagoo xusay in taas laga gaabiyey, isagoo sheegay in Soomaaliya ay dhibka uga baxeyso iyadoo hesha ciidan xoog leh oo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya wuxuu sheegay in Soomaaliya ay ka jiraan seddex cadow oo kala ah waxa uu ugu yeeray argagaxiso, burcad badeed iyo musuqmaasuq, isagoo sheegay inuu yahay murshax u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya uuna saddexdaas cadow la dagaali doono haddii la doorto, wuxuuna yiri mar uu arrimahaasi ka hadlayey \u201cAnigu waxaan ahay murashax u taagan qabashada xilka qaranka, mana doonayo inaan salaadiinta Soomaaliyeed iraado hebel Xildhibaan iiga dhig ha isoo doortee, taasina xaaraan ayey iga tahay, siyaasiyiinta Soomaaliyeedna sidaas oo kale ayaa laga doonayaa\u201d.<\/p>\n<p>Prof. Geeddi ayaa Ra\u2019isul wasaare ka soo noqday dowladda KMG xilligii uu Madaxweynaha ahaa Col. C\/llaahi Yuusuf Axmed oo bilooyin ka hor ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta, isagoo xilka uga tagay khilaaf soo dhexgalay isaga iyo Madaxweynihii xilligaasi Col. C\/laahi Yuusuf.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ra\u2019isul wasaarihii dowladda KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ku sugan Nairobi ayaa wariyeyaasha u sheegay in Soomaaliya aan nabad laga dhalin karin iyadoo aan la dhisin ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in laga gaabiyey dhismaha ciidamada xoogga dalka, isagoo ku booriyey dowladda soo socota inay xoogga saarto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7227","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7233,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7227\/revisions\/7233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}