{"id":72212,"date":"2021-05-26T02:32:05","date_gmt":"2021-05-25T23:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72212"},"modified":"2021-05-26T02:52:41","modified_gmt":"2021-05-25T23:52:41","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-dawladda-federalka-iyo-maamulka-h-shabeele-oo-ku-guuleystey-in-ay-kala-qaadaan-ciidamo-beeleed-dagaalamey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/05\/masuuliyiin-ka-tirsan-dawladda-federalka-iyo-maamulka-h-shabeele-oo-ku-guuleystey-in-ay-kala-qaadaan-ciidamo-beeleed-dagaalamey\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Federalka iyo Maamulka H\/shabeele oo ku Guuleystey in ay kala Qaadaan Ciidamo beeleed Dagaalamey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Masuuliyiin kala duwan oo isugu jira wasiiro, Xildhibaano, Sanatero, iyo maamulka gobolka Hiraan ayaa ku guuleystay maanta in la kala qaado Meleshiyaad ciidan beeleed oo mudo bil ku dhaw ku dagaalamayay duleedka Waqooyi Galbeed ee magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka ciidan ee maanta lagu guuleystay in lakala qaado ayaa kasoo kala jeeday beelaha Makane iyo Jijeelle oo muddo dhowr todobaad ah ku dagaalamayay deegaano aay ka mid yihiin Baladunuur, Dherkeynta, Bacaad-buuke iyo deegaano kale oo dhamaantood kuyaala jiinka wabiga Shabeelle ee dhinaca Waqooyi Galbeed.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta ka kala socday dowladda Fedaraalka, Maamulka Hirshabeelle iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa tagay goobahii aay labada Maleeshiyo beeleed isku horfadhiyeen oo aay ku dagaalamayeen waxayna ku guuleysteen iney heshiis hordhac ah kala dhex dhigaan labada beelood lana kala qaado ciidamadoodii.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhiga Cabdifataax Qaasim ayaa sheegay iney u suura gashay iney joojiyaan dagaal beeleedka ay dad badan ku dhinteen aayna dhameystiri doonaan heshiiska xal ka gaarista waxa keenay iney dagaalamaan labadaan beelood ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo dhankiisa hadlay ayaa ugu baaqay labada dhinac in wax walba lagu dhameeyo wadahadal oo aaysan markale dhicin gacan ka hadal, waxuuna si gaar ah ugu mahadceliyay Odayaasha dhaqanka labada beelood.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii masuuliyiintii kala duwaneyd ee ka hadlay maanta goobta lagu kala qaaday labada ciidan ayaa dhamaantood ugu baaqay Odayaasha labada dhinac iney dhaqan galiyaan nabad kuwada noolaanshaha.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Halkaan hoose ka aqriso heshiiska hordhaca ah:-<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2021\/images\/May\/2021525637575250515079594.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin kala duwan oo isugu jira wasiiro, Xildhibaano, Sanatero, iyo maamulka gobolka Hiraan ayaa ku guuleystay maanta in la kala qaado Meleshiyaad ciidan beeleed oo mudo bil ku dhaw ku dagaalamayay duleedka Waqooyi Galbeed ee magaalada Baledweyne. Maleeshiyaadka ciidan ee maanta lagu guuleystay in lakala qaado ayaa kasoo kala jeeday beelaha Makane iyo Jijeelle oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72212"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72222,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72212\/revisions\/72222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}