{"id":7210,"date":"2012-06-09T11:11:07","date_gmt":"2012-06-09T11:11:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7210"},"modified":"2012-06-09T11:11:07","modified_gmt":"2012-06-09T11:11:07","slug":"raysal-wasaare-gaas-%e2%80%9cbeesha-caalamka-waa-in-ay-soo-caddaysaa-lacagta-la-sheegay-in-la-lunsaday%e2%80%9d","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/raysal-wasaare-gaas-%e2%80%9cbeesha-caalamka-waa-in-ay-soo-caddaysaa-lacagta-la-sheegay-in-la-lunsaday%e2%80%9d\/","title":{"rendered":"Raysal Wasaare Gaas: \u201cBeesha Caalamka Waa in ay Soo Caddaysaa Lacagta la Sheegay in la Lunsaday\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Raysal-Wasaare-Gaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Raysal-Wasaare-Gaas.jpg\" alt=\"\" title=\"Raysal-Wasaare-Gaas\" width=\"615\" height=\"346\" class=\"alignnone size-full wp-image-7214\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Raysal-Wasaare-Gaas.jpg 615w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Raysal-Wasaare-Gaas-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr. C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyey in Xukuumaddiisu ay lacago lunsatay.<\/p>\n<p>Dr. Gaas waxa uu tilmaamay in lacagta ay sheegeen Bangiga adduunka iyo qaar kamid ah waddamada caalamka in ay lunsatay Xukuumadda Soomaaliya loo baahan yahay in lasoo caddeeyo.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa tibaaxay in inta badan lacagta la sheegay in la lunsaday in ay ka horeeyeen Xukuumadda hadda jirta.<\/p>\n<p>\u201cBeesha caalamka waxaan leenahay lacagta $130-ka melyan ah ee ay nagu soo eedeeyeen ha soo caddeeyaan, waayo inteeda badan Xukuumadayda waa ka horaysay\u201d, ayuu yiri Raysal wasaare Gaas oo ka hadlaayey arrinta lacagta.<\/p>\n<p>Bagiga adduunka ayaa warbixin uu soo saaray dhowaan waxa uu ku eedeeyey Xukuumadda Soomaaliya in ay musuq maasuqday lacag gaaraysa $130-melyan oo dollarka Maraykanka ah.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Raysal wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr. C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyey in Xukuumaddiisu ay lacago lunsatay. Dr. Gaas waxa uu tilmaamay in lacagta ay sheegeen Bangiga adduunka iyo qaar kamid ah waddamada caalamka in ay lunsatay Xukuumadda Soomaaliya loo baahan yahay in lasoo caddeeyo. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa tibaaxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7210","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7210\/revisions\/7218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}