{"id":72086,"date":"2021-05-18T23:15:02","date_gmt":"2021-05-18T20:15:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72086"},"modified":"2021-05-19T01:39:14","modified_gmt":"2021-05-18T22:39:14","slug":"maqaal-halkudhegiisu-yahey-ha-igu-eedeyn-dib-u-dhaca-doorashooyinka-oo-uu-qoray-m-weyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/05\/maqaal-halkudhegiisu-yahey-ha-igu-eedeyn-dib-u-dhaca-doorashooyinka-oo-uu-qoray-m-weyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Maqaal Halku dhegiisu Yahey &#8220;Ha igu Eedeyn Dib u Dhaca Doorashooyinka&#8221; oo uu Qoray M\/weyne Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Wargeyska afka dheer ee Foreign Policy ayaa daabacay maqaal dheer oo madaxweyne Farmaajo uu qoray, isagoo kaga hadlayay guulihii iyo caqabadihii dowladdiisa ay soo martay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa qeybaha dhexe ee maqaalkiisa ku waxa uu sheegay in ay ka go&#8217;an tahay in kala-guurka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya uu noqon doono mid ay Soomaalidu hoggaamin doonto.<\/p>\n<p>Wuxuuna hadalkiisaan kusoo beegmay xilli dowladdu ay diiday ergay midowga Afrika usoo magacaabay inuu dhex dhexaadiyo ka noqdo arrimaha doorashada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhamaadka bishan lagu laabandoono miiska wadahadalka si loo dhameystiro heshiiska lagu hirgalinayo doorashooyinka dadban.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hawshaas uu hogaamindoono Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble, lana hubin doono wada-hadalkaas inuu noqdo mid loo wada dhan yahay dhabbahana u xaaro sida ugu macquulsana ay ku dhici karto doorashada dadban.<\/p>\n<p>Madaxweyne farmaajo wuxuu sheegay qaar badan oo ka mid ah caqabadaha haray in ay ka yimaadeen dalabyada ku saleysan aqoonsiga qabiilka. Taasoo uu sheegay in ay u adeegayn danaha dimuqraadi ah ama kuwa horumarineed ee dadka Soomaaliyeed muddada fog.<\/p>\n<p>\u201cMarwalba waxaa iga go&#8217;an in aan shacabka Soomaaliya geeyo wadnaha dimoqraadiyadooda oo ah codeyn guud. Tani waa waxa ay Soomaali leedahay dhab ahaan,\u201d ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, maqaalka madaxweyne Farmaajo oo dhinacyo badan taabanayay ayuu ugu magac daray,&#8221; Ha igu Eedeyn Dib udhaca Doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska afka dheer ee Foreign Policy ayaa daabacay maqaal dheer oo madaxweyne Farmaajo uu qoray, isagoo kaga hadlayay guulihii iyo caqabadihii dowladdiisa ay soo martay. Madaxweyne Farmaajo ayaa qeybaha dhexe ee maqaalkiisa ku waxa uu sheegay in ay ka go&#8217;an tahay in kala-guurka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya uu noqon doono mid ay Soomaalidu hoggaamin doonto. Wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72086"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72096,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72086\/revisions\/72096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}