{"id":71767,"date":"2021-05-02T01:51:47","date_gmt":"2021-05-01T22:51:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71767"},"modified":"2021-05-02T02:08:12","modified_gmt":"2021-05-01T23:08:12","slug":"r-wasaaraha-xukuumadda-soomaaliya-maxamed-xuseen-rooble-oo-soo-dhaweeyey-in-uu-hogaamiyo-doorashada-iyo-amnigeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/05\/r-wasaaraha-xukuumadda-soomaaliya-maxamed-xuseen-rooble-oo-soo-dhaweeyey-in-uu-hogaamiyo-doorashada-iyo-amnigeeda\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Soo Dhaweeyey in uu Hogaamiyo Doorashada iyo Amnigeeda."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aankii uu maanta qaatay madaxweynaha Soomaaliya oo ku wareejiyay maamulka iyo amniga doorashada, isaga oo sheegay in uu la iman doono qorshe iyo hannaan lagu maamulayo doorashada.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo madaxweynaha sida uu hadalka u dhigay tanaasulka uu sameeyay iyo sida uu ugu damqaday shacabkiisa, waxaana uu intaa ku darray in uu la imanayo qorshe hufan oo lagu maamulayo doorashada dalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa uu sheegay in Golaha Shacabka uu uga mahad celinayo sida ay u aqbaleen codsigii madaxweynaha.<\/p>\n<p>&#8221; Ka Xukuumad ahaan waxaa naga go&#8217;an in ay dalka ka dhacdo dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo daahfuran cidna aan xaqeeda la duudsin ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ra&#8217;iisal Wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Ciidamada ayuu ugu baaqay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan\u00a0 xeryahooda ugu laabtaan mar hadii la xaliyay khilaafka doorashooyinka isla markaana uu magacaabi doono guddi ka soo talabixiyay arrimaha ciidamada.<\/p>\n<p>Hadalka Ra&#8217;iisal Wasaaraha ayaa imanaya kaddib markii uu madaxweyne Farmaajo maanta Baarlamaanka ka hor sheegay in hoggaanka doorashada uu ku wareejiyay Ra&#8217;iisal Wasaare Rooble.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aankii uu maanta qaatay madaxweynaha Soomaaliya oo ku wareejiyay maamulka iyo amniga doorashada, isaga oo sheegay in uu la iman doono qorshe iyo hannaan lagu maamulayo doorashada. Ra&#8217;iisal Wasaaraha ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo madaxweynaha sida uu hadalka u dhigay tanaasulka uu sameeyay iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71768,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71767"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71775,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71767\/revisions\/71775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71768"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}