{"id":71744,"date":"2021-04-30T23:34:11","date_gmt":"2021-04-30T20:34:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71744"},"modified":"2021-05-01T01:43:46","modified_gmt":"2021-04-30T22:43:46","slug":"gudoomiyaha-gobolka-mudug-oo-laggu-eedeeyey-in-uu-u-xiranyahey-ganacsade-lagu-magacaabo-maxamed-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/gudoomiyaha-gobolka-mudug-oo-laggu-eedeeyey-in-uu-u-xiranyahey-ganacsade-lagu-magacaabo-maxamed-xaashi\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Laggu Eedeeyey in uu u Xiranyahey Ganacsade Lagu Magacaabo Maxamed Xaashi."},"content":{"rendered":"<p>Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare iyo Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug Muumin Cabdi Shire in sifo aan sharci aheyn ay ku xirteen Maxamed Xaanshi Muumin oo ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa sheegay in xariga Maxamed Xaanshi loo cuskaday arrimo xaqiiqda ka fog oo la doonayo sida ay hadalka u dhigeen in lagu baneysto dhiggisa iyo hantidiisa, iyadoo lagu eedeynayo in uu ka tirsan yahay Al-shabaab.<\/p>\n<p>&#8221;Arrintaasi waan ka digeynaa, waxaan ognahay in saacad walba lagu jirdilo \u00a0halka uu ku xirran yahay iyadoo \u00a0jir dilkaasi ka danbeeyaan Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyaha qeybta, waxey banneysteen hantiidiisa iyo gaadiidkiisa oo hadda khamiri looga soo daldalo dalka Itoobiya laguna keeno gudaha magaalada Gaalkacyo, &#8221; ayuu yiri Nabadoon Cilmi Saney oo dhinaca kale sheegay in arintaasi keeni karto cawaaqib xumo.<\/p>\n<p>Nabaddoon Cilmi Takar oo ka mid ahaa odayaashii dhaqanka kulanka ka hadlay ayaa sheegay in muddo shan bilood ah Maxamed Xaanshi guri ugu xirran yahay shaqsiyaad gaar ah, iyadoo saldhig iyo maxkamad toona la geyn, waxaana uu intaa ku darray in ay qaateenn dhamaanba hanti wixii uu lahaa.<\/p>\n<p>Dowlad Gobolleedka Puntland ayeey ugu baaqeen in ay arrintan soo fara-galiso waxaana ay meesha ka saareen eedda ah in Maxamed Xaanshi ka tirsan yahay Ururka Al-shabaab, balse taan badalkeeda la doonayo oo kaliya in lagu xalaashado hantiidiisa.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare iyo Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug Muumin Cabdi Shire in sifo aan sharci aheyn ay ku xirteen Maxamed Xaanshi Muumin oo ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug Odayaasha ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71745,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71744"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71756,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71744\/revisions\/71756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}