{"id":7174,"date":"2012-06-08T07:52:03","date_gmt":"2012-06-08T07:52:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7174"},"modified":"2012-06-08T07:56:11","modified_gmt":"2012-06-08T07:56:11","slug":"dowladda-denmark-oo-sheegtay-iney-maxkamad-soo-taageyso-wiilal-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/dowladda-denmark-oo-sheegtay-iney-maxkamad-soo-taageyso-wiilal-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Dowladda Denmark oo sheegtay iney maxkamad soo taageyso wiilal soomaali ah."},"content":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Dowladda Denmark oo dhawaan gacanta ku dhigtay labo wiil oo dhalinyaro Soomaali ah ayaa shaacisay in Todobaadkan gudihiisa ay maxkamad soo taaagi doonto si loogu qaado dacwaddaha loo heysto.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan Soomaalida ah ayaa 28-kii bishii May waxaa gacanta ku dhigay ciidamada ammanka dalkaasi markii looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al Shabaab isla markaana ay qorsheenayeen  in ay ka fuliyaan dalkaasi dhibaatooyin ammaanka ka dhan ah.<\/p>\n<p>Labadan wiil oo walaala ah ayaa heysta sharciga dalkaDenmark, waxanaa ay ku noolaayeen mudo 16-sano magaalada Arhows ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Labadooda mid ka mid ah waxaa lagu eedeynayaa in uu tababar ku soo qaatay xero dhanka tababarada ah oo ay Ururuka Al Shabaab ku leeyihiin gudaha dalkaSomalia, gaar ahaan goobaha ay gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>Denmarkayaa ka feejigneed  weeraro ka dhaca dalkeeda tan iyo markii sawiradii Kartooniska ahaa ee uu gacmihiisa ku sameeyay nin lagu magacaabo Yulands Bostin kuwaas oo uu ka mala awaalay Nabigeena Mux\u2019ed NNKH.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Dowladda Denmark oo dhawaan gacanta ku dhigtay labo wiil oo dhalinyaro Soomaali ah ayaa shaacisay in Todobaadkan gudihiisa ay maxkamad soo taaagi doonto si loogu qaado dacwaddaha loo heysto. Dhalinyaradan Soomaalida ah ayaa 28-kii bishii May waxaa gacanta ku dhigay ciidamada ammanka dalkaasi markii looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin Xarakada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7174","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7174"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7180,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7174\/revisions\/7180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}