{"id":71713,"date":"2021-04-28T23:40:19","date_gmt":"2021-04-28T20:40:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71713"},"modified":"2021-04-29T00:42:32","modified_gmt":"2021-04-28T21:42:32","slug":"muuse-biixitala-xumada-madaxda-koonfurta-ayaan-is-haynaa-ee-shacabku-isma-nebca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/muuse-biixitala-xumada-madaxda-koonfurta-ayaan-is-haynaa-ee-shacabku-isma-nebca\/","title":{"rendered":"Muuse Biixi&#8221;Tala Xumada Madaxda Koonfurta Ayaan Is Haynaa ee Shacabku Isma Nebca anaguna Dhib lama rabno."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu ka xunyahay dhibaatada ka dhacday Muqdisho, isla markaana ay madaxda Soomaaliya dhibka mid lamid ah 30 sano ku hayeen Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka qayb galay daafurka mashaariic laga hirgaliyay magaalada Berbera, ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay dhibaatada ka dhacday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cDowlada xamar ka dhisani dhibaatada ay ku hayso shacabkeeda, iyo qaxa ay galisay aad iyo aad baanu uga xunahay\u201d ayuu yidhi madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya maamulka iyo dadka hogaamiya iyo siyaasiyiinta tala xumadooda ayaanu is haynaaye, shacbiga walaalahayaga Soomaaliya marna dhibaato lama rabno, hadanu wax hayno waanu u gurman lahayn\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMar iyo laba ay dhibaatooyin ka dhaceen Baladweyne iyo Jawhar ba waanu u gurmanay, maantana aad baanu uga xumanay markaanu aragnay Xamar oo dagaal dib uga bilaabmay\u201d ayuu madaxweynuhu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha, ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay masuul ka tahay dhibaatooyinka ka dhacay caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cEeda waxa leh dowladii hogaanka haysay oo damacday dadka in anay dhagaysan iyada oo uu wakhtigeedi dhamaday\u201d ayuu yidhi madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>\u201cWaxa Alle mahadii ah in caalamkii oodhan iyo shacab oo dhami ku qasbeen maanta dowladii dhagaha adkayd, inay kusoo noqoto halkii shacabka iyo caalam kuba la rabeen\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in madaxda Soomaaliya ay dhibatada ay shacabka Muqdisho maanta dareemeen ay Somaliland ku hayeen muddo 30 sano ah, waa sida uu hadalkiisa u dhigaye.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha Somailand, ayaa imanaya xili uu maalmihii laso dhaafay uu qalalaase siyaasadeed ka taagnaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu ka xunyahay dhibaatada ka dhacday Muqdisho, isla markaana ay madaxda Soomaaliya dhibka mid lamid ah 30 sano ku hayeen Somaliland. Madaxweynaha oo ka qayb galay daafurka mashaariic laga hirgaliyay magaalada Berbera, ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay dhibaatada ka dhacday magaalada Muqdisho. \u201cDowlada xamar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71713"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71724,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71713\/revisions\/71724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}