{"id":7171,"date":"2012-06-08T07:46:31","date_gmt":"2012-06-08T07:46:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7171"},"modified":"2012-06-08T07:47:45","modified_gmt":"2012-06-08T07:47:45","slug":"madaxweyne-caalin-oo-godkiisa-ay-biyo-ugu-soo-galeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/madaxweyne-caalin-oo-godkiisa-ay-biyo-ugu-soo-galeen\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Caalin oo godkiisa ay biyo ugu soo galeen."},"content":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Xili wali uu khilaaf ka taagan yahay xiliga la qabanayo doorashada maamulka Galmudug ayaa waxaa soo baxay musharax utaagan xilka madaxweynanimoda maamulka Galmudug State.<\/p>\n<p>Isagoo saxaafada kula hadlayay Magaaladda Gaalgacyo dhankeeda Koofureed Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa waxaa uu sheegay in uu diyaar uyahay in uu jagadaas kala wareego Maxamed Axmed Calin.<\/p>\n<p>Cabdisamad Nuur Guuleed waxa uu musharraxnimadiisa kaga dhawaaqay kulan koonfurta magaalada Gaalkacyo ka dhacay, wuxuuna xusay in uu ku han weyn yahay in loo doorto xilkaas.<\/p>\n<p>\u201cHadii aad xilkaas ii doorataan waxaan diyaar u ahay in aan wax wanaagsan uqabto shacabka, soona celiyo amaankii, kala danbayntii iyo dhaqaalaha\u201dayuu yiri Musharaxan.<\/p>\n<p>Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa u ololaynaya in in doorashada Galmudug la qabto Bisha AUgust ee soo aadan si uu damaciisa siyaasadeed ee maamulkaas ugaaro.<\/p>\n<p>Waxaana ay arintaas ka dhigaysaa in xaalada ay ku adkaan doonto Madaxweyne Caalin oo isagu doonayay in doorashada ay dhacdo 9 bil kadib marka lagaaro August.<\/p>\n<p>Hadiise uu Musharaxan ku adkaysto hadafkiisa xiliga doorashada waxaa ay noqo kartaa dhamaadka xilika Caalin ee mudada uu hayay.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Xili wali uu khilaaf ka taagan yahay xiliga la qabanayo doorashada maamulka Galmudug ayaa waxaa soo baxay musharax utaagan xilka madaxweynanimoda maamulka Galmudug State. Isagoo saxaafada kula hadlayay Magaaladda Gaalgacyo dhankeeda Koofureed Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa waxaa uu sheegay in uu diyaar uyahay in uu jagadaas kala wareego Maxamed Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7171","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7171"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7171\/revisions\/7175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}