{"id":71660,"date":"2021-04-26T23:38:26","date_gmt":"2021-04-26T20:38:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71660"},"modified":"2021-04-27T00:19:03","modified_gmt":"2021-04-26T21:19:03","slug":"magaalada-mudisho-oo-wel-wel-dagaal-qabta-iyadoo-hada-deganaansho-ku-jirta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/magaalada-mudisho-oo-wel-wel-dagaal-qabta-iyadoo-hada-deganaansho-ku-jirta\/","title":{"rendered":"Magaalada Mudisho oo wel wel Dagaal Qabta iyadoo hada Deganaansho Ku Jirta."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saakay deggan goobihii shalay ilaa xalay dagaalladu ka dhaceen ee magaalada Muqdisho wali ay jirto fojignaan dheeraad ah oo ay muujinayaan dadka shacabka ee ku dhaqan caasimada, madaama wali meelaha qaar ay isku hor fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay.<\/p>\n<p>Degmooyinka Cabdicasiis iyo Hodan oo ay dagaallada ugu culus ka dhaceen ayaa saakay deggan, sidoo kale Wadada Maka Almukarama gaar ahaan Isogyska KM4 ayaa lagu arkayaa dadka oo si teel teel ah u socda iyaga oo xaalada qiimeynaya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa xalay magaalada Muqdiho ka dhacay wada hadallo looga gon lahaa joojinta colaada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Tan iyo wixii ka danbeeyay dhawaan markii uu Barlamaanka Soomaaliya u dhawaaqay Jiheynta Doorasho Qof iyo Cod ah oo loo sameeyay dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ay dhinacyada mucaaradku ka digayeen cawaaqib aan wanaagsaneyn oo arintaan ka dhalan kara.<\/p>\n<p>Sidoo kale beesha caalamka ayaa iyaduna diiday waxa ay ugu yeereen muddo kordhintaa uguna baaqday dhinacyada Soomaalida in ay dib ugu laabtaan miiska wadahadalka;<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay deggan goobihii shalay ilaa xalay dagaalladu ka dhaceen ee magaalada Muqdisho wali ay jirto fojignaan dheeraad ah oo ay muujinayaan dadka shacabka ee ku dhaqan caasimada, madaama wali meelaha qaar ay isku hor fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay. Degmooyinka Cabdicasiis iyo Hodan oo ay dagaallada ugu culus ka dhaceen ayaa saakay deggan, sidoo kale Wadada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71660"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71677,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71660\/revisions\/71677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}