{"id":71502,"date":"2021-04-17T23:42:47","date_gmt":"2021-04-17T20:42:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71502"},"modified":"2021-04-18T04:38:28","modified_gmt":"2021-04-18T01:38:28","slug":"saadaq-joon-oo-dawladda-federalku-sheegtay-in-aysan-weerar-ku-hayn-kadib-xildhibaano-iyo-wax-garad-ka-hadley-arrinkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/saadaq-joon-oo-dawladda-federalku-sheegtay-in-aysan-weerar-ku-hayn-kadib-xildhibaano-iyo-wax-garad-ka-hadley-arrinkiisa\/","title":{"rendered":"Saadaq Joon oo Dawladda Federalku Sheegtay in aysan Weerar ku Hayn kadib Xildhibaano iyo wax garad ka hadley Arrinkiisa."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Soomaaliya, Xasan Xundubey ayaa sheegay dowladdu in aysan wax dan ah ka lahayn in ay tallaabo ka qaado taliyihii hore ee ciiddanka booliiska gobolka Banaadir, Saadaq Joon.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga oo xalay saqdii dhexe shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay, dowladdu haddii ay qorshayn lahayd in ay qabato Saadaq Joon, ay saacaddihii ugu horraysay tallaabo ka qaadi lahayd.<\/p>\n<p>Wuxuu wasiirka amnigu sheegay, in ay jiraan dad buun buuninaya in ciidanka dowladda ay weerarayaan xaafadda Shiirkole oo lagu sheegay inuu halkaas ku sugan yahay Saadaq Joon iyo ciidamo uu wato.<\/p>\n<p>\u201cDowladdu waxay ku baaqaysaa in dadka buunbuuninaya in weerar lagusoo yahay Saadaq Joon, ay arrimahaas faraha kala baxaan, oo ay ogaadaan in haba yaraatee aysan dowladdu u qorshaysnayn wax tallaabo ah,\u201d ayuu yiri wasiirka amniga Xundubey.<\/p>\n<p>Wasiir Xundubey wuxuu tilmaamay in dano siyaasadeed laga raadinayo arrinta Saadaq Joon, lana doonayo in colaad laga abaabulo magaalada Muqdisho, balse wuxuu sheegay in ay dowladdu kasoo horjeedo arrimahaas.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiirka amniga ayaa ku eedeeyay dad masuuliyiin ah oo ay xildhibaano ku jiraan in ay ka shaqeynayaan sidii loo kala furfuri lahaa ciidamada qaranka. Wuxuuna sheegay in aan xilligaan loo baahnayn in ciidamada dib loogu celiyo maleyshiyaad.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka amniga ayaa kusoo aaday xilli ay Muqdisho ka taagan tahay xiisado colaadeed oo ka dhashay ka dib markii ay soo baxday in dowladdu weerar ku tahay Saadaq Joon oo farriisin ciidan ka dhigtay aagga Shiirkole.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Soomaaliya, Xasan Xundubey ayaa sheegay dowladdu in aysan wax dan ah ka lahayn in ay tallaabo ka qaado taliyihii hore ee ciiddanka booliiska gobolka Banaadir, Saadaq Joon. Wasiirka amniga oo xalay saqdii dhexe shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay, dowladdu haddii ay qorshayn lahayd in ay qabato Saadaq Joon, ay saacaddihii ugu horraysay tallaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71502"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71519,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71502\/revisions\/71519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}