{"id":71456,"date":"2021-04-15T23:49:00","date_gmt":"2021-04-15T20:49:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71456"},"modified":"2021-04-16T01:08:52","modified_gmt":"2021-04-15T22:08:52","slug":"m-weyne-qoor-qoor-oo-ku-guuleystey-xallinta-arrintii-saadaq-joon-iyo-sida-xaaladdu-tahey-waqtigan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/m-weyne-qoor-qoor-oo-ku-guuleystey-xallinta-arrintii-saadaq-joon-iyo-sida-xaaladdu-tahey-waqtigan\/","title":{"rendered":"M\/weyne Qoor Qoor oo Ku Guuleystey Xallinta Arrintii Saadaq Joon iyo Sida Xaaladdu Tahey waqtigan."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta degan xaalada magaalada Muqdisho oo xalay laga dareemayay xaalad colaadeed, maadama laga cabsi qabay dagaalo dhexmara ciidamada dowladda soomaaliya iyo kuwa ka amar qaata taliyahii hore ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Joon.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa la sheegay inuu ahaa shaqsiga ka shaqeyaay baajinta dagaal ka dhaca Muqdisho, kadib markii uu waan waan ka dhex bilaabay labada dhinac ee dowladda Soomaaliya iyo Saadaq Joon waxaana warbaahinta loo xaqiijiyay in waan waantaasi aay aqbaleen labada dhinac si loo dejiyo xiisada colaadeed.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere Caliyare ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in xaalada guud ee magaalada Muqdisho aay degan tahay, uuna kaga mahadcelinayo madaxweynaha Galmudug\u00a0 oo uu sheegay inuu baajiyay wax uu ugu yeeray &#8220;Fowdo Siyaasadeed&#8221;<\/p>\n<p>Illo lagu kalsoonaan karo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Saadaq Joon lagu qanciyay inuu dib ugu labto hoygii uu ka deganaa Muqdisho.<\/p>\n<p>Xiisada colaadeed ee xalay laga dareemay magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale si weyn saameyn ugu dhex yeelatay baraha bulshada, waxaana arintaasi aay timid kadib markii la faafiyay warar sheegayay in dowladda aay qorsheysay weerar ka dhan ah taliyahii hore ee Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Joon oo ciidamo isaga ka amar qaata la degay xaafada Shiirkole.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta degan xaalada magaalada Muqdisho oo xalay laga dareemayay xaalad colaadeed, maadama laga cabsi qabay dagaalo dhexmara ciidamada dowladda soomaaliya iyo kuwa ka amar qaata taliyahii hore ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Joon. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa la sheegay inuu ahaa shaqsiga ka shaqeyaay baajinta dagaal ka dhaca Muqdisho, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71456","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71456"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71456\/revisions\/71473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}