{"id":71328,"date":"2021-04-10T00:53:10","date_gmt":"2021-04-09T21:53:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71328"},"modified":"2021-04-10T01:58:13","modified_gmt":"2021-04-09T22:58:13","slug":"dawladda-federalka-iyo-maamul-goboleedyada-xubnaha-ka-ah-dfs-oo-cadaadis-lagu-saarayo-in-ay-wada-hadalada-sii-wadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/dawladda-federalka-iyo-maamul-goboleedyada-xubnaha-ka-ah-dfs-oo-cadaadis-lagu-saarayo-in-ay-wada-hadalada-sii-wadaan\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka iyo Maamul goboleedyada Xubnaha ka ah DFS oo Cadaadis lagu saarayo in ay wada hadalada sii wadaan."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib markii ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday in uu fashilmay shirkii toddobadyadii ugu danbeeyay ka soconayay teendhada Afisiyooni ee wadatsihiga heerka Qaran ee doorashooynka dalka, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya cadaadis mar kale hoggaanka dalka lagu saarayo in ay dib isugu soo laabtaan lana sii wado wada hadallada doorashada.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ay dowladdu ku eedeysay in aysan diyaar u aheyd doorasho ka dhacda dalka sababna u yihiin fashilka shirka ayaa dhankooda sheegay in aysan ka war qabin wadahadallo fashilmay, balse dowladdu dhankeeda ka cagjiideyso in la laga wada hadlo doorasho ku dhacda si wadar ogol ah.<\/p>\n<p>Beesha caalamka oo kaalin muuqata oo mug leh ka qaadanaya sidii madaxda Soomaalida leysugu soo dhaweyn lahaa ayaa mar kale wadda dadaallo dib loogu bilaabayo wada hadallada dhinacyada Soomaalida ee doorashada,<\/p>\n<p>\u201cIyadoo la eegayo culayska ay leedahay xaaladda hadda taagan, ayaa saaxiibadu waxay wadatashiyo deg deg ah la leeyihiin ka-qaybgalayaasha shirka DFS-DGXF iyo saamilayda kale ee muhiimka ah ee Soomaaliyeed si loo ogaado xulashooyin si dhakhso leh xal loogu heli karo is-mari-waagan, isla markaana si dhakhso leh dib loogu noqdo wadahadalka\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay beesha caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dhankiisa warbaahinta u sheegay in ay wali diyaar u yihiin sii socoshada wada hadallada, balse dowladda rabto in ay fashiliso shirka, isaga oo ku eedeeyay in ay sii deysay warar aan jirin.<\/p>\n<p>Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa qaba in markii horeba dhinacyada wadahadlaya daacad ka aheyn isfaham iyo heshiis \u00a0laga gaaro khilaafka dhinaca doorashada ah, marka laga soo tago beesha caalamka oo iyagu ku qasbaya in ay wada hadlaan.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalku dhankeeda waxaa ay sheegtay in ay dadaal kasta ku biixsay sidii ay wada hadalladu u miro dhali lahaayeen laakiin mar walba madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland u muuqdeen kuwo xagal daacinaya wax kasta oo keeni kara isfaham iyo heshiis buuxa oo la gaaro.<\/p>\n<p>Lama oga in mar kale dib u bilaaban doonaan wada hadallada doorashada iyo dowladda Federaalku ku qanci doonto dalabka beesha caalamka ee ah in mar kale leysugu soo laabto kulamada dibna loo furo wada hadallada doorashada.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib markii ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday in uu fashilmay shirkii toddobadyadii ugu danbeeyay ka soconayay teendhada Afisiyooni ee wadatsihiga heerka Qaran ee doorashooynka dalka, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya cadaadis mar kale hoggaanka dalka lagu saarayo in ay dib isugu soo laabtaan lana sii wado wada hadallada doorashada. Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71328","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71328","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71328"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71345,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71328\/revisions\/71345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}