{"id":71269,"date":"2021-04-06T04:16:53","date_gmt":"2021-04-06T01:16:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=71269"},"modified":"2021-04-06T04:30:02","modified_gmt":"2021-04-06T01:30:02","slug":"saraakiil-la-sheegay-in-ay-kasoo-goosteen-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-hargeysa-lagu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/04\/saraakiil-la-sheegay-in-ay-kasoo-goosteen-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-hargeysa-lagu-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Saraakiil La Sheegay In ay kasoo Goosteen Dawladda Federalka Soomaaliya oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada millateriga Somaliland, ayaa lagu soo dhaweeyay 4 sarkaal oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Danab iyo Gorgor ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiishan ayaa sheegay in ay ka noqdeen mabda\u2019oogii hore ee Soomaaliweyn, isla markaana ay cafis ka dalbanayaan dowlada iyo shacabka Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo kasoo shaqeeyey dowlada Soomaaliya ee midnimada gacan ku rimis ka ah iyo wararka been abuur ka ah, uguna soo shaqeeyay umada Soomaaliyeed ee dhibataysan ee dushooda laysku dilayo si daacada\u201d sida waxa yidhi Laba xidigle Jaabir Ismaaciil Cismaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxan maanta umada Somaliland aan ka codsanayaa, in ay i cafiyaan\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Laba xidigle Jaabir Ismaaciil Cismaan.<\/p>\n<p>Waxa isaguna halkaasi ka hadlay, xidigle Maxamuud Axmed Cali oo sidu sheegay ahaa taliyihii warbaahinta, wacyigalinta iyo arrimaha bulshada ee ururka afraad ee ciidanka Danab, ahana afhayeenka guutada 16aad ee Danab.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan maanta ku suganahay magaalada Hargaysa, run ahantii waxa hortayda soo fadhiya, saraakiil kaduwan saraakiishii aan arki jiray, iyo calankii aan kasoo jeeday iyo wadankii aan u dhashay\u201d ayuu yidhi xidigle Maxamuud Axmed Cali.<\/p>\n<p>\u201cSomaliland iyo Soomaaliya waa laba dowladood, waxan ogaaday in ay reer Soomaaliya yihiin cadaw ay Somaliland leedahay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cSida darteed markii aan arkay midnimada Soomaaliya sida afka loogaga dhawaqayo iyo ficil ahan sida anay u jirin, waxan go\u2019aansaday in aan dalkaygii hooyo kusoo noqdo\u201d ayuu hadalkiisa kusii daray xidigle Maxamuud Axmed Cali.<\/p>\n<p>Ugu danbaytii abaanduulaha ciidanka millitariga Somaliland Cabdirisaaq Siciid Afguduud, ayaa soo dhaweeyay askarta kasoo goosatay ciidanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxan soo dhawaynayaa, saraakiisha soo goosatay ee mabadi dii Soomaaliweyn ee lagu qalday kasoo noqday ee Somaliland isku soo dhiibtay wanu aqbalay\u201d ayuu yidhi abaanduule Afguduud.<\/p>\n<p>Wali Kama Hadlin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Lamana Oga Waxa ay Qoonsadeen Saraaakiishan iyo Jiritaankoodaba.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada millateriga Somaliland, ayaa lagu soo dhaweeyay 4 sarkaal oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Danab iyo Gorgor ee Soomaaliya. Saraakiishan ayaa sheegay in ay ka noqdeen mabda\u2019oogii hore ee Soomaaliweyn, isla markaana ay cafis ka dalbanayaan dowlada iyo shacabka Somaliland. \u201cAnigoo kasoo shaqeeyey dowlada Soomaaliya ee midnimada gacan ku rimis ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":71271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71269"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71279,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71269\/revisions\/71279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}