{"id":7120,"date":"2012-06-07T12:36:30","date_gmt":"2012-06-07T12:36:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7120"},"modified":"2012-06-07T12:36:30","modified_gmt":"2012-06-07T12:36:30","slug":"qarax-xoogan-oo-gowr-dhaw-ka-dhacay-suuqa-qudaarta-ee-magaaladda-baydhao","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/qarax-xoogan-oo-gowr-dhaw-ka-dhacay-suuqa-qudaarta-ee-magaaladda-baydhao\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan oo Gowr Dhaw Ka Dhacay Suuqa Qudaarta ee Magaaladda Baydhao."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6482\" title=\"War-Deg-Deg-ah-Warsom2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22.jpg\" alt=\"\" width=\"409\" height=\"266\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22.jpg 409w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 409px) 100vw, 409px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka Iminka Naga Soo Gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Gowr Dhaw Uu Ka Dhacay Qarax Aad Xoogan oo Gil gilay Gabi Ahaan Suuqa Qudaarta Ee Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan In uu qaraxa ahaa nuuca laga hago Rimood Control \u2013ka \u00a0laguna aasay bartamaha suuqa qudaarta ee magaalada baydhabo<\/p>\n<p>Lama oga ilaa iyo iminka qaraxani qasaaraha uu geystay inta uu la egyahay iyo waliba cidda ka dambeysay \u00a0qaraxanaba Wixii warar ah ee ka soo baxa qaraxani kala Soco Shabakada wararka warsom.com<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Wararka Iminka Naga Soo Gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Gowr Dhaw Uu Ka Dhacay Qarax Aad Xoogan oo Gil gilay Gabi Ahaan Suuqa Qudaarta Ee Magaalada Baydhabo. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan In uu qaraxa ahaa nuuca laga hago Rimood Control \u2013ka \u00a0laguna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7120","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7121,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7120\/revisions\/7121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}