{"id":70965,"date":"2021-03-24T01:07:02","date_gmt":"2021-03-23T22:07:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70965"},"modified":"2021-03-24T01:54:18","modified_gmt":"2021-03-23T22:54:18","slug":"qaramada-midoobey-oo-sheegtey-in-kulamo-gaar-gaar-ah-ay-sii-socon-doono-ilaa-heshiis-la-gaaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/qaramada-midoobey-oo-sheegtey-in-kulamo-gaar-gaar-ah-ay-sii-socon-doono-ilaa-heshiis-la-gaaro\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey oo Sheegtey In Kulamo gaar gaar ah ay sii socon doono ilaa heshiis la gaaro."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maalintii shalay uu fashilmay shir la doonayay in uu si rasmi ah uga furmo teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho kaa oo qorshuhu ahaa in ay ka soo qeybgalaan dhamaan madaxda DF iyo Dowlad Gobolleedyada\u00a0 \u00a0ayaa waxaa arintaa war ka soo saaray xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in ay ka war heyso hor dhac ay oo yeesheen madaxda Federaal iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada hasse ahaatee uusan aheyn mid rasmi ah, basle maalmaha soo socda la sii wadi doono wada hadallada arintan ku saabsan si xal kama danbeys ah loo gaaro.<\/p>\n<p>Hadalka Qarramada Midoobey ayaa imanaya xili maalintii shalay goobta shirka loogu talagalay ku kulmeen madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ra&#8217;iisal Wasaare Rooble, madaxweynayaasha dowlad Gobolleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafintan Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo markii uu shirkaasi soo idlaaday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu soo xirmay wajiggii koowaad sida uu hadalka u dhigay shirka madaxda DF iyo Dowlad Gobolleedyada.<\/p>\n<p>Laakiin beesha caalamka ayaa shirkaasi ku tilmaamtay mid hor dhac oo kaliya ahaa laakiin aan loo fasiri karin shir rasmi ah oo u furmay dhinacyada oo dhan.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa dalbanaya in marka hore xal loo helo qoddobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arinta saraakiishii ku lugta laheyd dhacdadii 19 Feberaayo lagu weeraray xubnaha mucaaradka iyo waliba in hoos loo dhigo awood madaxweynaha oo qeyb ahaan ;lagu wareejiyo Ra&#8217;iisal Wasaaraha.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada madaxweyne ayaa siweyn uga biyo diidan ajandaha shirka oo ay Dowladda Federaalka ku sheegtay in la sii anbaqaadayo go&#8217;aamadii ay guddiyada heer Federaal iyo Dowlad Gobolleed ku gaareen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa ku howlan sidii ay leysugu keeni lahaa dhamaan madaxda Soomaalida heshiis buuxana looga gaari lahaa arrimaha doorashada.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalintii shalay uu fashilmay shir la doonayay in uu si rasmi ah uga furmo teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho kaa oo qorshuhu ahaa in ay ka soo qeybgalaan dhamaan madaxda DF iyo Dowlad Gobolleedyada\u00a0 \u00a0ayaa waxaa arintaa war ka soo saaray xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya. Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in ay ka war [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70981,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70965\/revisions\/70981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}