{"id":70959,"date":"2021-03-23T01:20:10","date_gmt":"2021-03-22T22:20:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70959"},"modified":"2021-03-23T01:41:22","modified_gmt":"2021-03-22T22:41:22","slug":"hayadaha-maalgashiga-bankiga-adduunka-ee-ifc-iyo-dawladda-federalka-oo-heshiis-kala-saxiixdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/hayadaha-maalgashiga-bankiga-adduunka-ee-ifc-iyo-dawladda-federalka-oo-heshiis-kala-saxiixdey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha Maalgashiga Bankiga Adduunka ee IFC iyo Dawladda Federalka oo Heshiis Kala Saxiixdey."},"content":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda Iskaashiga Maaliyadeed ee Caalamiga ah xubin ka ah Bangiga Adduunka, iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis\u00a0 ku saabsan horumarinta iskaashiga dowladda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee loo yaqaan (PPPs) ee kaabaya horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, shaqo abuurka, iyo kobaca dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa\u00a0 dooneysaa ina soo jiidato, ayna dhiirigeliso maalgashigayada gaar ah sida, isgaarsiinta iyo mashaariic kale si loo xoojiyo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee dalka loona gaarsiiyo muwaadiniinta adeegyo muhiim ah, qiimo jaban, oo la isku halleyn karo.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.\u00a0 Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa heshiiskaan maanta la saxiixday Hey&#8217;adda IFC kaasi oo lagu taageerayo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya iyo gacan ka geysashada sidii fursado waara loogu abuuri lahaa dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Horumarinta ganacsiga gaarka loo leeyahay uu muhiim u yahay isbeddelka dhaqaalaha.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta waxaa la saxiixanay heshiis Hey&#8217;adda ama laanta Maalgashiga iyo Ganacsiga u qaabilsan Bangiga Adduunka ee IFC&#8230;waxa ay ka shaqayn doonnaan laga bilaabo berri sidii ganacsatada ula falgeli lahaayeen iyo habkii ay uga la shaqayn lahayeen maalgashiga ganacsiga ee Soomaaliya&#8221;. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida ku xusan heshiiska maanta la saxiixay, Hey&#8217;adda IFC waxay Soomaaliya ka caawin doontaa horumarinta iyo hirgelinta siyaasadaha iyo xeerarka ganacsiga gaar loo leeyahay ee loo yaqaan PPP (Public-private partnerships) ee lagu maamulayo horumarinta iyo hirgelinta mashruuciida. IFC waxay sidoo kale ka caawin doontaa Soomaaliya inay soo saarto ilaha laga soo qaado mashruucyada suurtagalka ah ee PPP isla markaana ay gacan ka gaysato dib-u-eegis taxaddar leh saddexda sano ee soo socota.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda Iskaashiga Maaliyadeed ee Caalamiga ah xubin ka ah Bangiga Adduunka, iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis\u00a0 ku saabsan horumarinta iskaashiga dowladda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee loo yaqaan (PPPs) ee kaabaya horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, shaqo abuurka, iyo kobaca dhaqaalaha. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa\u00a0 dooneysaa ina soo jiidato, ayna dhiirigeliso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70960,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70959"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70963,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70959\/revisions\/70963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}