{"id":7092,"date":"2012-06-06T19:11:56","date_gmt":"2012-06-06T19:11:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7092"},"modified":"2012-06-07T10:25:09","modified_gmt":"2012-06-07T10:25:09","slug":"madaxweynaha-maamulka-sland-siilaanyo-oo-kulan-la-yeeshay-badhasaabadda-dalka%e2%80%8f","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/madaxweynaha-maamulka-sland-siilaanyo-oo-kulan-la-yeeshay-badhasaabadda-dalka%e2%80%8f\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha maamulka S\/land Siilaanyo oo kulan la yeeshay Badhasaabadda dalka\u200f"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/badhasaabadda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/badhasaabadda.jpg\" alt=\"\" title=\"badhasaabadda\" width=\"400\" height=\"267\" class=\"alignnone size-full wp-image-7096\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/badhasaabadda.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/badhasaabadda-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabadda goboladda dalka. <\/p>\n<p>Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxaanu u dhignaa sidan:-<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka oo Dhan.<\/p>\n<p>kulan oo ay ujeedadiisu tahay is xog-warsi iyo dar-dar gelinta Hawsha Qaran ee ay u xilsaaran yihiin.<\/p>\n<p>Waxa madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane, Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada JSL, Mudane, Cabdicasiis Maxamed Samaale. <\/p>\n<p>Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalku waxa ay ka warbixiyeen xaaladaha nabad-gelyada, Maamulka, iyo Kuwa ijtimaaciga ah ee Gobolada ay madaxda ka yihiin.<\/p>\n<p>Warbixintaa dheer ka dib waxa uu madaxweynuhu badhasaabada dalka iyo wasaaradda Daakhligaba ku amaanay Doorka ay ku leeyihiin hawlaha ay qaranka u hayaan iyo xil-gudashadoodaba, Madaxweynuhu waxa uu madaxdaas ku adkeeyey<br \/>\ninay sii laban-laabaan adkaynta nabad-gelyada iyo feejignaanta ay kaga hortegayaan cid kasta oo wax u dhimi karta qaranka JSL.ayuu yiri\u201d<br \/>\n<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/badhasaabadda-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/badhasaabadda-2.jpg\" alt=\"\" title=\"badhasaabadda-2\" width=\"650\" height=\"400\" class=\"alignnone size-full wp-image-7098\" \/><\/a><br \/>\nXafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nBoorame,S\/Land<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabadda goboladda dalka. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxaanu u dhignaa sidan:- \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7092","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7092"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7101,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7092\/revisions\/7101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}