{"id":70830,"date":"2021-03-15T22:09:33","date_gmt":"2021-03-15T19:09:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70830"},"modified":"2021-03-15T23:02:35","modified_gmt":"2021-03-15T20:02:35","slug":"wasiirka-arrimaha-warfaafinta-oo-sheegay-in-aaney-ka-warqabin-shir-ka-dhacaya-xalane","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/wasiirka-arrimaha-warfaafinta-oo-sheegay-in-aaney-ka-warqabin-shir-ka-dhacaya-xalane\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Warfaafinta Galmudug oo Sheegay In aaney Ka Warqabin Shir Ka Dhacaya Xalane."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in aysan ka warqabin dhinacooda shir ka dhacaya xarunta Xalane oo ay garwadaan ka yihiin beesha caalamka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in mar walba Galmudug diyaar u tahay ka qeybgalka kulan kasta looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya, hasse ahaatee waxaa uu intaa ku darray in shirka arrimaha doorashooyinka ee lagu balansan yahay loo mari doono dariiqyadii loo maray shirarkii ka horreeyay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Galmudug ka qeybgali doonto shir kasta oo hoggaankiisa ay leedahay dowladda Soomaaliya, isaga oo dhinaca kale joogitaanka xarunta Xalane ee madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ku tilmaamay mid iyaga u gaar ah oo la xiriirta arrimo amni.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayuu sheegay in ay ka soo gudubtay xiliggii ay shisheeye hoggaamin lahaayeen, sidaa daraadeed loo baahan yahay in ay iyagu dhameystaan khilaafaadka dhax yaala.<\/p>\n<p>&#8221;Dowlad ayaa dalka ka jirta shirkana iyada ayaa hoggaamineysa, awalba shirarka ama maamul gobolleed ayaa gogasha fidin jiray ama dowladda iyada ayaa madaxda isugu yeeri jirta, wax intaa dhaafsiisan oo aan ognahay ma jiraan&#8221; ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxeynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa hadda safar shaqo ugu maqan dalka Turkiga, waxaana sidoo kale safar dibadda ah ku maqan madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdcasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen in ay jiraan madax maamul gobolleedyada qaar oo ka biyo diidan ka qeybgalka shirka Xalane oo ay hoggaaminayaan bulshada caalamka, iyaga oo taa badalkeeda daneynaya in loo hoggaasamo baaqii madaxtooyada Soomaaliya ee shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in aysan ka warqabin dhinacooda shir ka dhacaya xarunta Xalane oo ay garwadaan ka yihiin beesha caalamka. Wasiirka ayaa sheegay in mar walba Galmudug diyaar u tahay ka qeybgalka kulan kasta looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya, hasse ahaatee waxaa uu intaa ku darray in shirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70830"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70843,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70830\/revisions\/70843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}