{"id":70813,"date":"2021-03-14T23:16:55","date_gmt":"2021-03-14T20:16:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70813"},"modified":"2021-03-14T23:48:23","modified_gmt":"2021-03-14T20:48:23","slug":"sababaha-ay-kenya-uga-hartey-dacwadda-badda-oo-isa-soo-taraya-iyo-qodobada-ay-ku-andocooneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/sababaha-ay-kenya-uga-hartey-dacwadda-badda-oo-isa-soo-taraya-iyo-qodobada-ay-ku-andocooneyso\/","title":{"rendered":"Sababaha Ay Kenya Uga Hartey Dacwadda Badda oo Isa Soo Taraya Iyo Qodobada ay Ku Andocooneyso."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maalinta berri ah lagu balansanaa maalinta koowaad ee dhageysiga dacwadda kiiska Badda ee ka dhaxeeya labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya ayeey xukuumadda Nairobi sheegtay in ay isaga baxday dhageysiga dacwadda.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Kihara Kariuki ayaa sheegay in ka dowlad ahaan goor horeba ku sii wargaliyeen maxkamada ICJ in ay ka noqdeen ka qeybgalka dhageysiga dacwadda, iyaga oo warqada arintaan ku saabsanna la gaarsiiyeey maxkamadda sida uu xeer ilaaliyuhu sheegay.<\/p>\n<p>Qoraalka uu sheegay xeer ilaaliyaha in ay u gudbiyeen maxkamadda ayaa lagu sheegay sababo dhowr ah oo ku kalifaya Kenya in ay dib u dhigto ka qeybgalka dhageysiga kiiskan, waxaana ka mid ah in ka qeybgalka dhageysiga dacwadda ee garsoore, Cabdulqawi Axmed Yusuf, oo dhalashadiisu Somaali tahay ay tahay mid shaki galinaysa kalsoonida lagu qabi karo in maxkamada ay dhexdhexaad ka noqoto dacwadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa warqada lagu sheegay in kiiska dhanka Kenya uu inta badan gundhigiisu yahay waxyaabo ay qareenada sharxayaan iyaga oo tusaale adeegsanaya islamarkana aan taasi lagu sameyn karin qaab maqal iyo muuqaal ah.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ayaa intaa ku darray in dowladda Kenya ay qaadan weyday in kiis sidan oo kale u culus dacwadiisa lagu galo hab maqal iyo muuqaal ah, sidaa daraadeed ay go&#8217;aankan u qaateen.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo meesha ku jira oo uu xeer ilaaliyuhu sheegay in xitaa qarreenada cusub ee Kenya ay qoratay wali yeelan kulan arintan ku saabsan sababo la xiriira faafitaanka cudurka Covid19.<\/p>\n<p>Arrimaha oo dhan oo is biirsaday ayeey Kenya ku sheegtay in ay ku qasbanaatay in ay dib uga baxdo dhageysiga kiiska, hasse ahaatee lama oga go&#8217;aanka ay maxkamadda arrintan ka qaadan doonto, madaama berri la doonayo in lagu galo dacwadda iyo dhageysigeeda.<\/p>\n<p>ICJ ayaa\u00a0 go&#8217;aanada ay gaarto fulintooda waxaa ay u sii martaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey si loo xaqiijiyo in la xushmeeyo oo loona hogaansamo go&#8217;aanadeeda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalinta berri ah lagu balansanaa maalinta koowaad ee dhageysiga dacwadda kiiska Badda ee ka dhaxeeya labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya ayeey xukuumadda Nairobi sheegtay in ay isaga baxday dhageysiga dacwadda. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Kihara Kariuki ayaa sheegay in ka dowlad ahaan goor horeba ku sii wargaliyeen maxkamada ICJ in ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70813"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70813\/revisions\/70817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}