{"id":70810,"date":"2021-03-14T22:51:07","date_gmt":"2021-03-14T19:51:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70810"},"modified":"2021-03-14T23:55:00","modified_gmt":"2021-03-14T20:55:00","slug":"cunno-yari-biyo-laaan-ay-wajahayaan-in-kabadan-labo-milyan-qof-oo-dawladda-soomaaliya-shaacisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/cunno-yari-biyo-laaan-ay-wajahayaan-in-kabadan-labo-milyan-qof-oo-dawladda-soomaaliya-shaacisay\/","title":{"rendered":"Cunno Yari, Biyo La&#8217;aan ay Wajahayaan In Kabadan Labo Milyan Qof oo Dawladda Soomaaliya Shaacisay."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa shaacisay in labo milyan oo qof oo ku nool gudaha Soomaaliya ay wajahayaan cuni yari iyo biyo la\u2019aan ka dhalatay abaaraha, Ayaxa iyo caabuqa Covid-19.<\/p>\n<p>Wasiirka gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadlaysay shir jaraa\u2019id oo Muqdisho ay ku qabteen guddiga gurmadka qaran ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in xaaladda bin\u2019aadanimo ee Soomaaliya ay gaartay heerka saddexaad ee qiimaynta Abaaraha.<\/p>\n<p>Wasiir Khadiijo Diiriye waxay tilmaamtay marxalada hadda lagu jiro in ay sii cakirayso arrimaha binu\u2019aadanimo ee dad ka badan shan milyan oo horay ugu baahnaa gargaar aadanimo.<\/p>\n<p>Waxay ugu baaqday hay\u2019addaha qaramada Midoobay iyo kuwa maxaliga ah in ay bixiyaan gurmad naf badbaadin ah, waxayna dowladda federalka iyo maamul goboleedyada ugu baaqday in loo midoobo xaaladdan adag ee dalku wajahayo.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay hay\u2019addaha caalamiga ah ay kala hadleen in ay si degdeg ah ugasoo jawaabeen codsi dowladdu u jeedisay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa shaacisay in labo milyan oo qof oo ku nool gudaha Soomaaliya ay wajahayaan cuni yari iyo biyo la\u2019aan ka dhalatay abaaraha, Ayaxa iyo caabuqa Covid-19. Wasiirka gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadlaysay shir jaraa\u2019id oo Muqdisho ay ku qabteen guddiga gurmadka qaran ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70810","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70810"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70812,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70810\/revisions\/70812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}