{"id":70778,"date":"2021-03-13T04:23:30","date_gmt":"2021-03-13T01:23:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70778"},"modified":"2021-03-13T04:27:21","modified_gmt":"2021-03-13T01:27:21","slug":"70778","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/70778\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Xooga Dalka Oo Sheegay in ay Qabteen Dagaalamayaal Ka Tirsan Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen rag ka tirsan Al-Shabaab, ka dib markii howlagallo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada Shabeellada Hoose iyo shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Deegaanada howlgalka ay ciidamada ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah deegaanada God-doonfar, Xaluushin, Diidow, Buulo Dhagaxow, Bulo macalin, Duurey Banyaale, kuwaasi oo ka kala tirsan gobolada Shabeelaha hoose iyo Shabeelaha dhexe.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Mustaf Cali oo ah sargaalka howlgalkaan hoggaaminayay ayaa sheegay inta howlgalku socday in ay burburiyeen saldhiyo Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanadada ay howlgalada ka sameeyeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo lacago ay arruurinayeen.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago hadalka saraakiisha ciidamada xoogga, ma jiro wax war ah ka soo baxay Al-Shabaab oo ku aadan howlgalladan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen rag ka tirsan Al-Shabaab, ka dib markii howlagallo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada Shabeellada Hoose iyo shabeellada dhexe. Deegaanada howlgalka ay ciidamada ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah deegaanada God-doonfar, Xaluushin, Diidow, Buulo Dhagaxow, Bulo macalin, Duurey Banyaale, kuwaasi oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70778"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70784,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70778\/revisions\/70784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}