{"id":70666,"date":"2021-03-08T05:44:57","date_gmt":"2021-03-08T02:44:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70666"},"modified":"2021-03-09T01:33:49","modified_gmt":"2021-03-08T22:33:49","slug":"dowlada-sacuudiga-oo-hawada-ku-qabatay-8-diyaarad-oo-lagu-soo-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/dowlada-sacuudiga-oo-hawada-ku-qabatay-8-diyaarad-oo-lagu-soo-weeraray\/","title":{"rendered":"Dowlada Sacuudiga Oo Hawada Ku Qabatay 8-Diyaaradood Lagu Soo Weeraray&#8217;"},"content":{"rendered":"<p>Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay burburiyeen sideed diyaaradood oo hubeysan oo ay soo gantay kooxda Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Iran, waxaana ku jiray saddex lagu tuuray dhanka Saudi Arabia, sidaana waxaa baahiyay telefishanka dowladda.<\/p>\n<p>Isbahaysigu ma uusan cayimin goobaha ku yaalla Sacuudiga ee la bartilmaameedsaday. Sabtidii, isbahaysigu wuxuu sheegay in 24-kii saac gudahood uu Isbahaysigu ku qabtay ilaa toddobo diyaaradood oo beegsanayay Khamis Mushait iyo mid loo waday Jazan, labada magaaladaba waxa ay ku yaallaan koonfurta Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Xuutiyiinta, oo dagaal kula jiray isbahaysiga tan iyo bishii March ee 2015-kii, xilligaasi oo ciidamada isbahaysigu soo farageliyeen dagaallada sokeeye ee Yemen, ayaa dhowaan kordhiyay weerarrada gantaalaha ah ee ku duqeeyaan xuduudda, iyo sidoo kale diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay ku weeraraan dhulka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sidoo kale ku sii xoogeystay gudaha Yemen, gaar ahaan gobolada Marib iyo Taiz.<\/p>\n<p>Telefishannada ayaa soo xiganaya isbahaysiga oo ku macneeyay kororka weerarada Xuutiyiinta in ay sabab u tahay guulaha uu isbahaysigu ka soo hooyay gobolka Marib iyo sidoo kale waxa ay isbahaysigu ku tilmaameen &#8220;fasiraadda cadaawadeed&#8221; ee kooxda Xuuthiyiinta ku fasiratay go&#8217;aankii maamulka cusub ee Mareykanka uu bishii February liiska ururrada argagixsada kaga saaray Xuutiyiinta.<\/p>\n<p>Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ayaa xoojiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu soo afjarayo khilaafka, oo inta badan gobolka looga arko dagaal dadban oo u dhexeeya dalalka aadka u loollama ee Sacuudi Carabiya iyo Iran.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay burburiyeen sideed diyaaradood oo hubeysan oo ay soo gantay kooxda Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Iran, waxaana ku jiray saddex lagu tuuray dhanka Saudi Arabia, sidaana waxaa baahiyay telefishanka dowladda. Isbahaysigu ma uusan cayimin goobaha ku yaalla Sacuudiga ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70666"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70683,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70666\/revisions\/70683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}