{"id":7060,"date":"2012-06-07T09:30:08","date_gmt":"2012-06-07T09:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7060"},"modified":"2012-06-07T09:30:08","modified_gmt":"2012-06-07T09:30:08","slug":"midawga-africa-oo-goaano-ka-soo-saaray-arrimaha-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/midawga-africa-oo-goaano-ka-soo-saaray-arrimaha-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Midawga Africa oo go&#8217;aano ka soo saaray arrimaha gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/African-Union-meeting1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/African-Union-meeting1.jpg\" alt=\"\" title=\"African-Union-meeting\" width=\"800\" height=\"532\" class=\"alignnone size-full wp-image-7063\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/African-Union-meeting1.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/African-Union-meeting1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>War ka soo baxay ururka Midawga Africa ayaa waxaa  lagu sheegay in ciidamada dawlada Jabuuti ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM kuna sugan magaalada Baladweyne inay ciidamada Ethiopia kala wareegayaan fariisimaha ay ku leeyihiin magaaladaasi.<\/p>\n<p>Warkaan waxaa lagu sheegay in qorshuhu yahay in ciidamada dawlada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baladweyne ay weeraro ku qaadayaan goobaha kale ee Shababku ka  taliyaan ee gobolka ku yaala sida warka lagu qoray.<\/p>\n<p>War saxaafadeedkan ka soo baxay ururka Midawga Africa xarunta ay ku leeyihiin magaalada Addis-Ababa waxaa lagu sheegay in ciidamada AMISOM la geyn doono meel kasta oo laga saaro Al-Shabab.<\/p>\n<p>Sidoo kale Midawga Africa waxaa uu sheegay in ciidamada Jabuuti ee Baladweyne  jooga oo tiradoodu gaarayso 100 askari la kordhin doono walaw aan shaacin wadamada ay ka imaan doonaan.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada AMISOM waxaa la geyn doonaa meel kasta oo ay ciidamada Ethiopia ka saaraan dagaalyahanada Al-Shabab\u201d ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Midawga Africa ee manta lagu qoray warbaahinta dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM ayaa dhawaan gaaray magaalada Baladweyne halkaasoo ay fariisimo ka sameysteen.<\/p>\n<p>Midawga Africa waxay sheegeen in ciidamadooda ay gaarsiin doonaan gobolada bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM War ka soo baxay ururka Midawga Africa ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada dawlada Jabuuti ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM kuna sugan magaalada Baladweyne inay ciidamada Ethiopia kala wareegayaan fariisimaha ay ku leeyihiin magaaladaasi. Warkaan waxaa lagu sheegay in qorshuhu yahay in ciidamada dawlada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baladweyne ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7060","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7064,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7060\/revisions\/7064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}