{"id":70563,"date":"2021-03-03T22:04:55","date_gmt":"2021-03-03T19:04:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70563"},"modified":"2021-03-03T22:28:18","modified_gmt":"2021-03-03T19:28:18","slug":"baaqa-m-weyne-farmaajo-oo-la-sheegay-in-uusan-carqalad-ku-aheyn-heshiiska-xukuumadda-iyo-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/03\/baaqa-m-weyne-farmaajo-oo-la-sheegay-in-uusan-carqalad-ku-aheyn-heshiiska-xukuumadda-iyo-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Baaqa M\/weyne Farmaajo oo La Sheegay in Uusan Carqalad Ku aheyn  Heshiiska Xukuumadda iyo Mucaaradka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn ka timid xubnaha mucaaradka gaar ahaan Midowga Musharixiinta oo sheegay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo uu carqalad ku yahay wada hadallada Ra&#8217;iisal Wasaaraha iyo mucaaradka.<\/p>\n<p>Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Xaanshi ayaa sheegay in shirka uu madaxweynuhu ku baaqay qeyb ka yahay dhameystirka hannaanka doorasho ee dalka, iyadoo laga anbaqaadayo heshiiskii Baydhabo ay ku gaareen guddiyadii kala matalayay dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedyada.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in shirkaasi uusan marnaba carqalad ku aheyn dadaallada Ra&#8217;iisal Wasaaraha oo awood u leh ayuu yiri in uu cid walba kala fariisto sidii looga heshiis lahaa muwaadiicda waaweyn ee leysku hayo.<\/p>\n<p>&#8221;In shirka uu ku baaqay madaxweynaha uu Muqdisho ka furmo marnaba caqabad kuma aha dadaallada dhinaca kale ee socda ee Xukuumadda waddo, balse waxaa la oran karaa waa fursad lagu wada wajihi karo hanaanka doorashada,\u201d ayuu yiri Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay ay rajo wanaagsan ka qabaan in shirkaasi uu dhaco, madaama ayuu yiri madaxweynuhu tanaasulaad weyn uu ka sameeyay arrimihii ugu waaweynaa ee leysku hayay&#8221; Mar haddii madaxweynuhu tanaasul xoog leh sameeyey, si loo qanciyo walaalaha kale, waxaan aad ugu raja weynahay in shirka 4-ta bishan ay ka soo qeyb geli doonaan madaxda maamul goboleedyada,\u201d ayuu yiri afhayeenka madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday.<\/p>\n<p>Hadalka afhayeenka ayaa imanaya xili uu shaki weyn ka jiro qabsoomida shirka uu madaxweyne Farmaajo ku baaqay, madaama labada madaxweyne dowlad gobolleed Puntland iyo Jubbaland sheegeen in wali aysan ku qanacsaneyn hannaanka uu wax u maamulayo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn ka timid xubnaha mucaaradka gaar ahaan Midowga Musharixiinta oo sheegay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo uu carqalad ku yahay wada hadallada Ra&#8217;iisal Wasaaraha iyo mucaaradka. Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Xaanshi ayaa sheegay in shirka uu madaxweynuhu ku baaqay qeyb ka yahay dhameystirka hannaanka doorasho ee dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70563"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70567,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70563\/revisions\/70567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}