{"id":70396,"date":"2021-02-21T14:54:36","date_gmt":"2021-02-21T11:54:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70396"},"modified":"2021-02-22T23:35:00","modified_gmt":"2021-02-22T20:35:00","slug":"kudladda-murashaxiinta-m-weyne-ee-dhex-dhexaadka-ah-oo-cambaareeyey-weerarkii-ciidamada-dawladdu-ku-qaadeen-shacab-iyo-masuuliyiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/02\/kudladda-murashaxiinta-m-weyne-ee-dhex-dhexaadka-ah-oo-cambaareeyey-weerarkii-ciidamada-dawladdu-ku-qaadeen-shacab-iyo-masuuliyiin\/","title":{"rendered":"Kudladda Murashaxiinta M\/weyne ee Dhex Dhexaadka ah oo Cambaareeyey Weerarkii Ciidamada Dawladdu ku Qaadeen Shacab iyo Masuuliyiin."},"content":{"rendered":"<p>Kudladda musharaxiinta madaxweyne ee dhexdhexaadka ah ayaa shir jaraa\u2019id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay si kulul uga hadleen shaqaaqadii Jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacday Muqdisho, iyagoona cambaareeyay is hor istaagii dowladdu ku sameysay bannaanbax ka dhacday isgoyska Km4 iyo agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.<\/p>\n<div class=\"betteradscontainer betterads-clearfix betterads-post-inline betterads-align-center betterad-column-1 betterads-float-center\">\n<div id=\"betterad-184829-356648986\" class=\"betterad-container betterad-type-code \" data-adid=\"184829\" data-type=\"code\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Afhayeenka kudladda musharaxiinta madaxweynaha ee dhexdhexaadka ah Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay inay ka garowdo oo ay jidka u furto xoriyatul qowlka, wuxuuna tilmaamay in dowladdu aanay tallaabadaasi caqabad ku noqon.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday dadku waa soo wada eegayaan, marka ha ogaado wadada uu hadda marayo inaanay sax ahayn oo wixii looga fadhiyay ama laga maleynayay aysan ahayn\u201d ayuu yiri afhayeenka kudladda oo sheegay in maanta doorashadii la filayay ay noqotay ila meereyso.<\/p>\n<p>Cali Maxamed Nuux ayaa ku baaqay in la soo dedejiyo doorashada iyadoo aanay jirin wax faragelin ah, wuxuuna hoosta ka xariiqay inaysan musharaxiinta iyo shacabka u cuntameynin, isla markaana la ogolaado wadahadalka iyo tanaasulka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddoomiyaha kudladda musharaxiinta madaxweynaha ee dhexdhexaadka ah Musharax Madaxweyne Cumar C\/qaadir Fiqi ayaa sheegay in shaqaaqadii dhacday Jimcihii aynu soo dhaafnay aanay ahayn mid sax ah, isagoona sheegay in falkaasi uu yahay mid rajo ku soo korortay dalka.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa inaan caddeyno wadada kaliya oo furan ee ay tahay in dalku uga gudbo caqabadda hadda taagan in doorasho la\u2019aado oo si xor ah u dhacdo, wadahadal iyo inay doorashada inay dhacdo\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cumar Fiqi oo ka digay in waqti lagu lumiyo hannaanka doorasho dalka ka dhacda oo degdeg ah.<\/p>\n<p>Hadalka kudladda ayaa ku soo beegmaya xilli muddo bil gudaheed uu qabsoomi waayay kulamo ku saabsan arrimaha doorashooyinka oo dhex mari lahaa madax ka tirsan Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Kudllada Musharixiinta Madaxweyne oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Midowga Musharixiinta\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_4r_rm9LjIc?feature=oembed\" width=\"100%\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"betteradscontainer betterads-clearfix betterads-post-bottom betterads-align-center betterad-column-1\">\n<div id=\"betterad-184829-1432654529\" class=\"betterad-container betterad-type-code \" data-adid=\"184829\" data-type=\"code\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_4_c96 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kudladda musharaxiinta madaxweyne ee dhexdhexaadka ah ayaa shir jaraa\u2019id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay si kulul uga hadleen shaqaaqadii Jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacday Muqdisho, iyagoona cambaareeyay is hor istaagii dowladdu ku sameysay bannaanbax ka dhacday isgoyska Km4 iyo agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde. Afhayeenka kudladda musharaxiinta madaxweynaha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70396"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70420,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70396\/revisions\/70420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}