{"id":7037,"date":"2012-06-07T09:13:29","date_gmt":"2012-06-07T09:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7037"},"modified":"2012-06-07T13:38:24","modified_gmt":"2012-06-07T13:38:24","slug":"dowlada-mareykanka-oo-lacag-fara-badan-dul-dhigtay-qaar-ka-mid-ah-madaxda-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/dowlada-mareykanka-oo-lacag-fara-badan-dul-dhigtay-qaar-ka-mid-ah-madaxda-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dowlada Mareykanka Oo Lacag fara badan dul dhigtay qaar ka mid ah Madaxda Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/AMERICA1.jpg\"><\/a><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shabab_MIlitia3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7122\" title=\"Shabab_MIlitia3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shabab_MIlitia3.jpg\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shabab_MIlitia3.jpg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Shabab_MIlitia3-300x188.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>War ay soo saartay\u00a0 Waaxda arrimaha dibbadda dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ku sheegtay in lacag dhan\u00a0 33 Million oo Dollar ay ku abaalmarin doonto cid kasta oo soo sheegta xog ku saabsan goobaha ay ku sugan yihiin 7 xubnood oo ugu sar sareeya Xarakadda Al-Shabab.<\/p>\n<p>Hogaamiyayaasha madaxyadooda Lacagtaasi la dul dhigay ayaa Maraykanka ku magacyadooda ku sheegay\u00a0 Axmed Cabdi Aw, Max\u2019ed oo Shababku u yaqaano Sh,Mukhtaar C\/raxmaan Abuu Zubeyr, ahna hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab Ibraahim Xaaji\u00a0 Jaamac Sh, Fu\u2019aad Moxamed Khalaf, Bashir Max\u2019ed Max\u2019ud, Sh,Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur Zakariye Ismaaciil Axmed Xirsi iyo nin kale oo magaciisa lagu shegay C\/llaahi yare.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waaxda arrimaha dibadda Maraykanka waxaa ay sheegtay inay ku bixinayso shaqsi walba lacag gooni marka xogtooda la keeno.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Al-Shabab Maraykanku wuxuu ku doonayaa 7 million oo Dollar Ibaraahin Xaaji Jaamac waxaa lagu doonayaa 5 million $ Sh, Fu\u2019aad Max\u2019ed khalaf Bashiir Max\u2019ed Max\u2019ud, Sh, Mukhtaar Roobow Abuu Mansoor Zakariye Ismaacil Axmed Xirsi iyo C\/llahi yare waxaa iyagana la dul dhigay min 3 million oo dollar.<\/p>\n<p>Kaaliyaha agaasimaha waaxda arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan arrimaha diblomaasiyada iyo amaanka Robert Hartung ayaa sheegay in ujeedku yahay in dunnida laga qabto dad uu ku sheegay inay yihiin wax uu argagisiso ugu yeeray.<\/p>\n<p>Maraykanku waxaa uu ku eedeeyay xubnahaan sar sare ee Shabab inay ku lug leeyihiin falal uu ku sheegay argagisixisinimo iyo weeraro ka dhacay wadamada Kenya iyo Uganda.<\/p>\n<p>Liiskaan laguma soo hadal qaadin xubno kale oo Shababka ugu sar sareeya.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa Xarakadda Al-Shabab u aqoonsan inuu ka mid yahay ururada uu sharta ugu yeero waxaana Al-Shabab ay xiriir la leeyihiin ururka Al-Qacida oo uu la midoobay bilawgii sanadkaan.<\/p>\n<p>Bishii April ee sanadkaan dawlada Maraykanku waxay sheegtay in hogaanka Al-Shabab maleegayaan weeraro ay ka geystaan wadanka Kenya iyadoo la bartilmaameed laga dhigayo danaha Maraykanku ku leeyahay dfalkaasi.<\/p>\n<p>XAFIISKA WARQABADKA WARSOM.COM<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM War ay soo saartay\u00a0 Waaxda arrimaha dibbadda dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ku sheegtay in lacag dhan\u00a0 33 Million oo Dollar ay ku abaalmarin doonto cid kasta oo soo sheegta xog ku saabsan goobaha ay ku sugan yihiin 7 xubnood oo ugu sar sareeya Xarakadda Al-Shabab. Hogaamiyayaasha madaxyadooda Lacagtaasi la dul dhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7037","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7037"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7124,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7037\/revisions\/7124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}