{"id":70344,"date":"2021-02-19T05:22:50","date_gmt":"2021-02-19T02:22:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70344"},"modified":"2021-02-19T05:25:53","modified_gmt":"2021-02-19T02:25:53","slug":"xaalad-kacsanaan-iyo-baqdin-leh-oo-magaalada-muqdisho-laga-dareemayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/02\/xaalad-kacsanaan-iyo-baqdin-leh-oo-magaalada-muqdisho-laga-dareemayo\/","title":{"rendered":"Xaalad Kacsanaan iyo Baqdin Leh oo Magaalada Muqdisho Laga Dareemayo."},"content":{"rendered":"<p>Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caawa laga dareemayaa kacsanaan ah, iyadoo ciidamo daacad u ah musharrixiinta iyo ciidamada dowladda isku hor fadhiyaan qeybo badan oo Muqdisho katirsan, taasoo shacabka walaac xoogan ku beertay.<\/p>\n<p>Cabsi weyn ayaa laga muujinayaa in ay isku dhacaan labada ciidan, inkastoo ay socdaan dadaalo kala duwan oo looga hortagayo in ay Muqdisho lugaha la gasho rabshshado colaadeed oo haddii ay bilowdaan adag tahay in la xakameeyo.<\/p>\n<p>Dadka reer Muqdisho ayaa dhegta u taagaya guuxa gaadiidka dagaalka oo lasoo dhoobay inta badan isgoysyada ugu waawayn Muqdisho. Sidoo kale wararka been abuurka ah ee lagu faafinayo baraha bulshada ayaa dadweynaha jahwareeriyay.<\/p>\n<p>Salaadiinta dhaqanka gobolka Banaadir ayaa warbaahinta ka sheegay in ay madaxweyne Farmaajo la kulmeen kana codsadeen inay dowladdu oggolaato mudaharaadka musharrixiinta qabsanayaan, si looga baaqsado colaad.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in madaxweynuhu aqbalay baaqooda, islamarkaana sidoo kale ay golaha musharrixiinta la kulmeen kalana hadleen in mudaharaadkooda uu ku ekaato doonitaankooda ah in doorashada si degdeg ah loo qabto.<\/p>\n<p>Warar kale oo aan helayn waxay sheegayaan in raysal wasaaruhu iskudayayo inuu musharrixiinta ku qanciyo in mudaharaadka la baajiyo ayna dowladda kala hadlayso tabashada ay ka qabaan arrimaha doorashada ee cakiran.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Caawa Ayaa Mar qura rasaas is Qabsatey kadib markii Ciidamada Dawladda lasoo weerarey Suu sheegay Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundumey Isagoo Sheegey in Ciidamada Dawladu is Difaaceen Lagana Adkaadey Maleshiyaadkii soo weerarey Ciidamada Dawladda waa Sida uu Hadalka uu u yiriye.<\/p>\n<p>Muddo Hal Saac Gudaheed ah Xaaladda Magaalada Muqdisho Waxey ku soo laabatey Sideedi Hore walaw Cabsidu Wali jirto oo Laga baqayo isku dhacyo kale,wixii warar soo Kordha waan idinla wadaagi doonaa insha allaah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caawa laga dareemayaa kacsanaan ah, iyadoo ciidamo daacad u ah musharrixiinta iyo ciidamada dowladda isku hor fadhiyaan qeybo badan oo Muqdisho katirsan, taasoo shacabka walaac xoogan ku beertay. Cabsi weyn ayaa laga muujinayaa in ay isku dhacaan labada ciidan, inkastoo ay socdaan dadaalo kala duwan oo looga hortagayo in ay Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70344\/revisions\/70347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}