{"id":7034,"date":"2012-06-06T09:12:42","date_gmt":"2012-06-06T09:12:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7034"},"modified":"2012-06-07T09:23:49","modified_gmt":"2012-06-07T09:23:49","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-md-craxmaan-cabdilaahi-ismaaciil-saylici-oo-maanta-soo-gaadhay-magaaladda-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-md-craxmaan-cabdilaahi-ismaaciil-saylici-oo-maanta-soo-gaadhay-magaaladda-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C\/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta soo gaadhay Magaaladda Addis ababa"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/saylici1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7056\" title=\"saylici1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/saylici1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku xigeenka oo madaarka addis-ababa ka dib markii uu ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo uu socdaal hawleed ku joogay muddo todobaad ku dhow. Maanta madaarka  ay ku soo dhaweeyeen<br \/>\nmasuuliyiinta safaaradda Somaliland iyo saraakiil kale, ayaa sheegay in socdaalkiisa Itoobiya aanu ahayn socdaal rasmi ah balse waxa uu tilmaamay muddo afar maalmood ah oo uu joogo magaaladda Addis-ababa inuu kulamo la yeelan doono masuuliyiinta dawladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Md. C\/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil wuxuu intaasi ku daray inuu Itoobiya uga sii dhoofi doono dalka Sweden oo uu marti-qaad ka helay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku xigeenkaa Somaliland waxa kale oo uu ka hadlay socdaalkii uu ku tagay dalka Jabuuti, waxaanu u mahad celiyay madaxweynaha, Raysal wasaaraha iyo masuuliyiinta dawladda Jabuuti oo uu sheegay inay si weyn u qaabileen weftigii uu Hoggaaminayay isla markaana isku waafaqeen qodobadii<br \/>\nay ka wada hadleen ee la xidhiidhay kor u qaadista iskaashiga labadda wadan ee Somaliland iyo Jabuuti oo uu xusay inay yihiin laba qaran oo walaalnimo iyo darisnimo ka dhaxeyso.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku xigeenka waxa socdaalkiisa Itoobiya ku weheliya masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Hawlaha guud Md. Cali Cabdi Saa\u2019iq,La taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee dhinaca Siyaasadda Abiib Diiriye Nuur iyo Maayar ku-xigeenka Gabilay Khadra X Gaydh.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nboorame,S\/Laanda<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Madaxweyne Ku xigeenka oo madaarka addis-ababa ka dib markii uu ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo uu socdaal hawleed ku joogay muddo todobaad ku dhow. Maanta madaarka ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiinta safaaradda Somaliland iyo saraakiil kale, ayaa sheegay in socdaalkiisa Itoobiya aanu ahayn socdaal rasmi ah balse waxa uu tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7034","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7034"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7054,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7034\/revisions\/7054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}