{"id":70159,"date":"2021-02-10T23:38:56","date_gmt":"2021-02-10T20:38:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70159"},"modified":"2021-02-11T00:24:16","modified_gmt":"2021-02-10T21:24:16","slug":"markab-sidey-xoolo-nool-sucuudiguna-soo-celiyey-oo-somaliland-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/02\/markab-sidey-xoolo-nool-sucuudiguna-soo-celiyey-oo-somaliland-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Markab Sidey Xoolo Nool Sucuudiguna Soo Celiyey oo Somaliland Ka Hadashey."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay, in Markab kamida maraakiib siday xoolo laga qaaday dakadda Berbera uu Sucuudigu dib usoo celiyay, kadib markii qaar kamida xanuun laga helay.<\/p>\n<p>Wasiirka oo xafiiskiisa ugu waramay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay sameeyeen dadaal badan sidi loo ilaalin lahaa caafimaadka xoolaha laga dhoofiyo marsada (dekedda) Berbera, balse Sucuudigu soo celiyay mid kamida maraakiib xoolo ka qaday dekedda Berbera.<\/p>\n<p>\u201c Dhawr Markab baa baxay, dhawrkii Markab mid kamida waa lasoo celiyay, hadii lasoo celiyayna anagu dadaal kayagii ugu badnaa waanu galnay, caafimaadka iyo shuruudaha sucuudigu kuxidhay xoolaha dhamaan waanu u dhamaystirnay, maxjarada waanu ku shaybaadhnay, dhakhtarada wasaradu wayka shaqeeyeen, waxyaabo badan oo kaloo siyaado ah baanu samaynay, waxan caado ahan jirin baanu samaynay oo ah in aanu Markab walba dhakhtar saarno, dawooyin na saarno, dhakhtar kasina kasoo waramo xaalada xoolaha intay badda ku jiraan ilaa maalinta la dajinayo uu goob joog ka noqdo, hadii ay timado asbaab lagu soo celiyana uu isagu goob joog nooga noqdo iyo in uu dadka raaciga ah ku daba taag naado in ay xoolaha cawska iyo biyaha ba sifiican u siiyaan, wixi dawo u baahdana la daweeyo, waxaasi waa taxadar uun xooluhu marka horeba way dawaysan yihiin\u201d. Ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi waxa dhacda inta badan in xoolaha lagu soo celiyo waxyaabo aan macno badan lahayn sida furuuruc (finan yar yar) oo afka kasoo baxa iyo wixi lamida.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidokale sheegay, in wasaarad ahan ay shuruudo ku xidheen caafimadka xoolaha taasi oo saamaxaysa, in aan lasoo celin xoolaha Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cmarkan danbe ee xoolaha la furay guddida adhilaha waanu wada hadalay, 11 (koob iyo toban) shuruudood baanu ku xidhnay, oo koob iyo toban kaa shuruudoodba saamaxayaan in aan xoolaheena lasoo celin, waxa kamida in marakiibta iyo nadaafadooda, maraakiibta iyo dheerayn tooda, in maxjadara aanu ku hubino dhamaan shurudaha uu Sucuudigu ku xidhay xoolaha, in aan xoolaha marqudha Markab la wada saarin.\u201d Ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkiisa ku soo gunaanaday in dakad ka dhaw dakadda magalada Jida ay dowlada Sucuuudigu u furtay xoolaha Somaliland, taasi oo ah dekedda magaalada Jeesaan, halkaso ay xooluhu mudo kooban ku gaadhi karaan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay, in Markab kamida maraakiib siday xoolo laga qaaday dakadda Berbera uu Sucuudigu dib usoo celiyay, kadib markii qaar kamida xanuun laga helay. Wasiirka oo xafiiskiisa ugu waramay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay sameeyeen dadaal badan sidi loo ilaalin lahaa caafimaadka xoolaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70159"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70169,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70159\/revisions\/70169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}