{"id":70067,"date":"2021-02-07T01:25:31","date_gmt":"2021-02-06T22:25:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70067"},"modified":"2021-02-07T03:04:08","modified_gmt":"2021-02-07T00:04:08","slug":"gudoomiye-mursal-oo-sheegay-in-wax-mudo-kororsi-ah-aan-barlamaanka-loogu-imaaneyn-xalkana-isaga-looga-fadhiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/02\/gudoomiye-mursal-oo-sheegay-in-wax-mudo-kororsi-ah-aan-barlamaanka-loogu-imaaneyn-xalkana-isaga-looga-fadhiyo\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Mursal oo Sheegay In Wax Mudo Kororsi ah aan Barlamaanka Loogu Imaaneyn Xalkana Isaga Looga Fadhiyo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan wuxuu sheegay xalka in laga rabo Baarlamaanka, ka dib is-miran-waa ka taagan Doorashada guud ee Dalka.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Mursal oo furay fadhiga Baarlamaanka ayaa ujeeddada ku sheegay \u2018dalab ka yimid madaxweynaha\u2019 , wuxuu sidoo kale Meesha ka saaray is waydiinta la xiriirta haddii kulanka laga doonayo muddo korarsi.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>\u201c Su\u2019aasho la is waydiinayo waxay tahay haddii doorashadii 2020\/2021 oo aan dhahnay doorasho toosan ha la galo lama fulin karo la yiri , tii hadda lagu heshiiyayna suragal noqon waydey in lagu heshiiyo .. XALKA WAXAA LAGA RABAA BAARLAMAANKA Federaalka ah.\u201d ayuu yiri Guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p>\u201cHalkan looma fadhiyo muddo korarsi\u00a0 wax la yiraahdo , waxaan rabnaa Dadka qaarkood oo su\u2019aallaha na waydiinaya ajandaha maanta waxaa weye qodobka 90aad ee Dastuurka KMG ah\u00a0 madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya\u00a0 wuxuu u oggaalanayaa golaha Shacabka\u00a0 mar walba inuu la hadli karo codsigaa ka yimid ayaad halkan ku fadhidaan .\u201d ayuuu ku daray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya.<br \/>\n<b>Xildhibaannada Aqalka sare oo laga saaray kulanka;<\/b><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa u sheegay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Aqalka sare oo fadhiga joogay in kulanka uu gaar u yahay golaha Shacabka oo aysan qeyb ka ahayn golaha Aqalka sare.<\/p>\n<p>\u201cKulankan ma aha mid wadajir ah , waa kulan uu leeyahay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, dhowr jeer ayaan halkan ka sheegnay golaha Shacabka diyaar uma aha inuu qeyb ka noqdo khilaafka ee wuxuu diyaar u yahay xalka inuu qeyb ka noqdo.\u201d ayuu yiri isagoo inta ku daray \u201cWaxaan codsaneynaa madaxdiinnana ay naga codsatay kulankan inaysan qeyb ka noqoneyn Aqalka sare, saaxibbadeen waxaan ka codsaneynaa si uusan khilaaf u imaan kulankan golaha Shacabka in loo daayo.\u201d<\/p>\n<p>Kulankan uu u fadhiyo Golaha Shacabka ayaa la filayaa goor dhow inuu qeyb ka noqdo madaxweyne Farmaajo oo hadal jeedin doona, iyadoo hadal jeedinta aad isho loogu hayo ka dib markii natiijo la\u2019aan uu ku soo dhammaaday wada-hadallo toddobaad qaatay oo magaalada Dhuusamareeb uga socday madaxda Federaalka, Dawlad-gobolleedyada iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxaa jirta hubanti la\u2019aan xilliga ay dhacayso doorashada madaxweynaha iyo tan Baarlamaanka oo dib u dhaday , waxaana waqtiga xil heynta madaxweynaha ay ku egtahay 8 Feberaayo oo ku aaddan Isniinta toddobaadkan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan wuxuu sheegay xalka in laga rabo Baarlamaanka, ka dib is-miran-waa ka taagan Doorashada guud ee Dalka. Mursal oo furay fadhiga Baarlamaanka ayaa ujeeddada ku sheegay \u2018dalab ka yimid madaxweynaha\u2019 , wuxuu sidoo kale Meesha ka saaray is waydiinta la xiriirta haddii kulanka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70067"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70076,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70067\/revisions\/70076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}