{"id":70053,"date":"2021-02-06T23:47:00","date_gmt":"2021-02-06T20:47:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=70053"},"modified":"2021-02-07T02:59:10","modified_gmt":"2021-02-06T23:59:10","slug":"shirkii-4aad-ee-dh-mareeb-oo-isfahamwaa-kusoo-idlaadey-iyo-walaac-siyaasadeed-ee-dalka-ka-jijra","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/02\/shirkii-4aad-ee-dh-mareeb-oo-isfahamwaa-kusoo-idlaadey-iyo-walaac-siyaasadeed-ee-dalka-ka-jijra\/","title":{"rendered":"Shirkii 4&#8217;aad ee Dh\/mareeb oo Isfahamwaa Kusoo Idlaadey Iyo Walaac Siyaasadeed ee Dalka ka Jijra."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa gabi ahaanba burburay oo lagu kala taggay shirkii Dhuusa-Mareeb uga socday madaxda dowladda Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay looga wada hadlayay dhameynta khilaafka ka taaggan doorashada dalka oo aan wali heshiis lagu aheyn.<\/p>\n<p>Arrinta gobolka Gedo oo ah xuddunta khilaafka iyo sababta\u00a0 in shirka lagu kala dhaqaaqo ayeey isku mari waayeen madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo\u00a0 iyo madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe[ gaar ahaan cidda maamuleysa doorashada xildhibaannada Aqalka Hoose ee lagu waddo in ay ka dhacdo magaalada Garbahaarey.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa dalbatay in marka hore gacanteeda lagu soo celiyo guud ahaanba gobolka Gedo oo Garbahaarey-na ay ka mid tahay, lagana saaro gabi ahaanba ciidamada dowladda Soomaaliya ee jooga gobolka iyadoo taa badalkeedana la geynayo ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p>Hasse ahaatee Madaxweynaha Farmaajo ayaa lagu waramayaa in uu arintaa ku gacanseyray isaga oo ku adkeysanaya in doorashada gobolka Gedo ay dowladdu maamuleyso, waana tan keentay in ugu danbeyntii shirku ku soo idlaado natiijo la&#8217;aan.<\/p>\n<p>Dadka sida dhaw ula socday shirkan ayaa qaba in markii horeba uusan aheyn mid daacad laga wada ahaa hasse ahaatee beesha caalamka ay ku qasabtay in hoggaamiyayaasha Soomaalidu in ay \u00a0is arkaan kana wada hadlaan khilaafka doorashada.<\/p>\n<p>Saacadaha hore ee maanta ayaa la filayaa in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo \u00a0iyo xildhibaannada ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka ka soo duulaan magaalada DhuusaMareeb iyaga oo ku soo jeeda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood ee ka soo jeeda Jubbaland ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo ceeb ku tahay in doorashadii dalka u baabi&#8217;iyo gobolka Gedo oo jifo ahaan ka soo jeedo iyadoo taa badalkeeda loo baahnaa in magaalooyinka Soomaaliyeed oo dhan isugu mid noqdaan.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Dowlada Federalka Cusmaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa\u2019id qabtay xalay xilli dambe ayaa sheegay Dubbe ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu maanta qudbad uu u jeedinayo golaha baarlamaanka.<\/p>\n<p>Khudbada madaxweynaha ee Baarlamaanka oo siweyn isha loogu wada hayo ayeey dad badani qabaan in uu ku codsan doono muddo kordhin maadaama maalin uun ay ka harsan tahay muddo xilkeedka uu xafiiska sii joogayo oo u eg 8 bisha Feberaayo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa gabi ahaanba burburay oo lagu kala taggay shirkii Dhuusa-Mareeb uga socday madaxda dowladda Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay looga wada hadlayay dhameynta khilaafka ka taaggan doorashada dalka oo aan wali heshiis lagu aheyn. Arrinta gobolka Gedo oo ah xuddunta khilaafka iyo sababta\u00a0 in shirka lagu kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":70055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-70053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70074,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70053\/revisions\/70074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}