{"id":700,"date":"2011-05-15T11:42:48","date_gmt":"2011-05-15T11:42:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=700"},"modified":"2011-05-15T11:42:48","modified_gmt":"2011-05-15T11:42:48","slug":"munaasabado-lagu-maamuusayey-15-ka-may-oo-ku-asteesan-maalinta-dhallinyarada-soomaaliyeed-oo-maanta-siyaabo-kala-duwan-muqdisho-kaga-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/munaasabado-lagu-maamuusayey-15-ka-may-oo-ku-asteesan-maalinta-dhallinyarada-soomaaliyeed-oo-maanta-siyaabo-kala-duwan-muqdisho-kaga-dhacday\/","title":{"rendered":"Munaasabado Lagu Maamuusayey 15-ka May Oo Ku Asteesan Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Siyaabo Kala Duwan Muqdisho Kaga Dhacday"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabadahaan oo ahaa kuwo is qilaafsan ayaa waxaa gabi ahaanba soo qabanqaabiyay Hogaanka TFG-da waxaana munaasabadahaasi qaarkood ay ka dhaceen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, Hotelka Saxafi, Hotelka Shaamow, Hotelka Paradise, Xarunta Haweenka Qamar iyo Meelo kalee oo ka mid Goobaha TFG-da ay ka taliso<\/p>\n<p>Munaasabadii ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan xukuumada qurbo joogo ah, Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Horjoogo Yaal Ka Tirsan Ciidamada Shisheeye<\/p>\n<p>Munaasabadaani oo lagu weyneenayay Maalintii la dhisay Ururka Xurnimo Doonka SYL ayaa dadkii ka qeybgalay waxaa la yaab la noqotay ciidamo shisheeye oo ka qeyb galaya Munaasaba Maalinta Dhalanyarada Soomaaliyeed ee SYL<\/p>\n<p>Waxaana sidoo kale Arimahaani oo Dhan ay muujineysaa Kala Dambeyn La&#8217;aanta ka Jirto Goobaha ay Dowlada Gacanta Ku hayso<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/span><\/em><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><span style=\"color: #ff0000;\">(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadahaan oo ahaa kuwo is qilaafsan ayaa waxaa gabi ahaanba soo qabanqaabiyay Hogaanka TFG-da waxaana munaasabadahaasi qaarkood ay ka dhaceen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, Hotelka Saxafi, Hotelka Shaamow, Hotelka Paradise, Xarunta Haweenka Qamar iyo Meelo kalee oo ka mid Goobaha TFG-da ay ka taliso Munaasabadii ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeybgalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-700","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=700"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":703,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/700\/revisions\/703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}