{"id":69984,"date":"2021-02-03T02:09:31","date_gmt":"2021-02-02T23:09:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69984"},"modified":"2021-02-03T02:19:41","modified_gmt":"2021-02-02T23:19:41","slug":"kudladda-murashaxiinta-m-weyne-ee-dhex-dhexaadka-ah-oo-ka-hadley-weerarkii-hotel-afrik-iyo-shirka-dh-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/02\/kudladda-murashaxiinta-m-weyne-ee-dhex-dhexaadka-ah-oo-ka-hadley-weerarkii-hotel-afrik-iyo-shirka-dh-mareeb\/","title":{"rendered":"Kudladda Murashaxiinta M\/weyne ee Dhex Dhexaadka ah oo Ka Hadley Weerarkii Hotel Afrik Iyo Shirka Dh\/mareeb."},"content":{"rendered":"<p>Kudladda Murashixiinta M\/weyne ee Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho Kuwaas oo Ka Kooban Shan Murashax Ayaa Kala ah 1 Dr.Cumar Sharif C\/qaadir Axmed Fiqi<\/p>\n<p>2) Dr.Bashiir Xaaji Cali(JAMAAL) 3) Prof. Saciid Ciise Maxamuud 4) Dr. Maxamed Isaaq Iidow 5) C\/maalik Xasan Taxi kuwaas oo Sameystey Shir Gudoon,loo Doortey C\/shariif C\/qaadir Fiqi,iyo Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo Isna Loo Doortey Xoghayaha Guud ee Kudladda Halka ay Afhayeenka Kudladda Laga Dhigey Cali Maxamed Nuux Timajilic oo aan Murashax M\/weyne Isagu U Taagneyn.<\/p>\n<p>Hadaba Afhayeenka Kudladda KMM Timajilic ayaa Maanta Ka Hadley Weerarkii Lagu Qaadey Hotel Afrik ee Magaalada Mudisho Isagoo ugu Horeyntii Cambaareeyey Ficilkaas Fulanimadu Ka Muuqato ee Shacabka Iyo Nin Doorka Maalin walba La Dilayo,La Qarxinayo Naftooda iyo Maalkoodana La Banneystey In Lagu Xadgudbo Taasoo uu Afhayeenku Sheegay in Hal meel Looga Soo Wada Jeesto.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Afhayeenka ayaa Sheegay in Kudladda Murashaxiinta M\/weyne TACSI U Dirayaan Eheladdii, Qaraabadii, iyo Shacabka Soomaaliyeed Guud ahaan Dadkii ku Geeryooday oo ay alle Uga Baryeen In uu Jannadii Firdawsa ka Waraabiyo Xabaashana U Nuuriyo,Inta Dhaawacanteyna Waxey eebe Uga Rajeeyeen In ay Si Dhaqsa ah u Bogsiiyo.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Afhayeenka Kudladda KMM Ayaa Sheegay In Kudladdu Soo Dhawyneyso Shirka Dhawaan ka Furmi Doona Magaalada Dh\/mareeb ee Xarunta Galmudug kaas oo ay Madaxda Dawladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada U Rajeeyeen in ay Guul iyo Go&#8217;aano wax ku ool ah in ay Kulankaas kasoo baxaan iyadoo Kudladdu Ugu Baaqey Madaxda ku Kulmaya Magaalada Dh\/mareeb in ay ka Gudbaan Is Fahamwaaga Is jiid jiidka Hareeyey Qalbiyada Shacabka Soomaaliyeed Kana Fogaadaan Dan Shasiya iyo Faragelin Shisheeye.<\/p>\n<p>Ugu Danbeyntii Kudladda KMM Waxey Dadka Soomaaliyeed Iyo Madaxdoodaba U Sheegayaan In ay Ceeb ku Tahey In La Yiraa Soomaalidu Ma Heshiin Karaan ee aan Talino Kala Fogeyntoodana aan kasii Shaqeyno,taas oo Xaqiiqo Noqon Doonta Haddii aynaan Is Qaadan, Is Aaminin,Wadajirkeenana Adkeyn,ayaa warsaxaafadeedka Lagu Soo Gaban Gabeeyey.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kudladda Murashixiinta M\/weyne ee Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Magaalada Muqdisho Kuwaas oo Ka Kooban Shan Murashax Ayaa Kala ah 1 Dr.Cumar Sharif C\/qaadir Axmed Fiqi 2) Dr.Bashiir Xaaji Cali(JAMAAL) 3) Prof. Saciid Ciise Maxamuud 4) Dr. Maxamed Isaaq Iidow 5) C\/maalik Xasan Taxi kuwaas oo Sameystey Shir Gudoon,loo Doortey C\/shariif C\/qaadir Fiqi,iyo Bashiir Xaaji Cali Jamaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69984"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69989,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69984\/revisions\/69989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}