{"id":69936,"date":"2021-01-31T20:43:57","date_gmt":"2021-01-31T17:43:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69936"},"modified":"2021-01-31T20:44:42","modified_gmt":"2021-01-31T17:44:42","slug":"duqeyn-ka-dhacdey-gobolka-bakool-oo-masuuliyiin-k-galbeed-ahi-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/01\/duqeyn-ka-dhacdey-gobolka-bakool-oo-masuuliyiin-k-galbeed-ahi-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"Duqeyn Ka Dhacdey Gobolka Bakool oo Masuuliyiin K\/galbeed ahi Ka Hadleen."},"content":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan Ururka Al-shabaab lagu dlay duqeyn diyaaradeed oo xalay lala eegtay deegaanno ay ku sugnaayeen oo ka tirsan gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Deegaannada ay duqeyntani ka dhacday ayaa waxaa ka mid ahaa Abag-beeday, Gobid-Galoole, Garasweyne iyo Moorogaabey, oo ku xooggan yhiin dagaalyahannada Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta ayaa sheegay in duqeymahan qeyb ka yihiin howlgalo la doonayo in lagu wiiqo awooda Al-shabaab ee gobolka oo deegaanno badan ay ku go&#8217;doomiyeen.<\/p>\n<p>Habeen hore ayeey aheyd markii ayeey markii sidan oo kale deegaan hoostaga degmada Xudur duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ma jiro dhinaca Al-shabaab wax war ah oo ka soo saareen duqeymahan is daba jooga ah ee lagu bartilmaameedsaday saldhigyadooda gobolka Bakool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan Ururka Al-shabaab lagu dlay duqeyn diyaaradeed oo xalay lala eegtay deegaanno ay ku sugnaayeen oo ka tirsan gobolka Bakool. Deegaannada ay duqeyntani ka dhacday ayaa waxaa ka mid ahaa Abag-beeday, Gobid-Galoole, Garasweyne iyo Moorogaabey, oo ku xooggan yhiin dagaalyahannada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69936"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69947,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69936\/revisions\/69947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}