{"id":6969,"date":"2012-06-05T15:49:05","date_gmt":"2012-06-05T15:49:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6969"},"modified":"2012-06-05T16:09:19","modified_gmt":"2012-06-05T16:09:19","slug":"maamulka-ahlusunna-waljamaaca-oo-sheegay-iney-cafis-u-fidiyen-dhalinyarro-horay-uga-tirsanaa-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/maamulka-ahlusunna-waljamaaca-oo-sheegay-iney-cafis-u-fidiyen-dhalinyarro-horay-uga-tirsanaa-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo sheegay iney cafis u fidiyen dhalinyarro horay uga tirsanaa Xarakada Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/ahlusunna.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/ahlusunna.jpeg\" alt=\"\" title=\"ahlusunna\" width=\"263\" height=\"192\" class=\"alignnone size-full wp-image-3850\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay cafis u fidiyeen dhalinyarro ah oo horay uga tisaneyd sida ay sheegeen Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Dhuusa-mareeb ee gobollka Galguduud Shiikh C\/raxmaan Geedo-qoroow ayaa sheegay in ay cafis u fidiyeen ilaa shan dhalinyarro ah oo horay uga tirsaneyd sida uu sheegay Al-shabaab, laakiiin iskood go\u2019aan ugu gaaray in ay ka haraan.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Markii aan ognaay in dhalinyarradan lagu qalday dagaallada, iyagana ku qanceen in ay isaga haraan falalkii ay horay ugu jireen ayaan cafis u fidinay ayuu yiri,\u2019\u2019 guddoomiyaha degmada Dhuusa-mareeb ee gobollka Galguduud Shiikh C\/raxmaan Geedo-qoroow.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu danbeeyay waxaa qeybo ka mid ah gobollka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ka socday dagaallo u dhaxeeya xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca iyo kuwa Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab kuwaasoo labada dhinacba guulo ka kala sheegteen.<\/p>\n<p>Dhalinyarrada la sheegay in uu cafiyay maamulka Ahlu Sunna ee degmada Dhuusa-mareeb ayaa lagu kala magacaabaa Cali Daahir Xasan Maxamed, C\/xakiin Cali Cabdulle, C\/raxman Salaad Geelle, C\/llaahi Maxamuud Faarax iyo C\/rashiid Yaasiin Cabdulle.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ay saraakiisha Al-shabaab ka soo saareen sheegashada Ahlu Sunna ee ah in ay cafis u fidiyeen dhalinyarro ka soo goostay dhinacooda iskuna dhiibtay maamulka Ahlu Sunna ee degmada Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay cafis u fidiyeen dhalinyarro ah oo horay uga tisaneyd sida ay sheegeen Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab. Guddoomiyaha degmada Dhuusa-mareeb ee gobollka Galguduud Shiikh C\/raxmaan Geedo-qoroow ayaa sheegay in ay cafis u fidiyeen ilaa shan dhalinyarro ah oo horay uga tirsaneyd sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6969","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6969"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6973,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6969\/revisions\/6973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}