{"id":69432,"date":"2021-01-07T02:14:59","date_gmt":"2021-01-06T23:14:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69432"},"modified":"2021-01-07T02:26:41","modified_gmt":"2021-01-06T23:26:41","slug":"gudaha-magaalada-b-weyne-oo-jeneral-xuud-shir-jaraaid-ku-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/01\/gudaha-magaalada-b-weyne-oo-jeneral-xuud-shir-jaraaid-ku-qabtay\/","title":{"rendered":"Gudaha Magaalada B\/weyne oo Jeneral Xuud Shir Jaraa&#8217;id Ku Qabtay."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta gudaha usoo galay magaalada Baledweyne hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Golaha Samata Bixinta Hiiraan Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud iyo ciidamadiisa.<\/p>\n<p>Imaashaha Janaraal Xuud ee gudaha magaalada Baledweyne ayaa la xiriirtay booqashada dad shacab ah oo dhawaan ku dhaawacmay rasaas ay ku fureen ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya xili ay banaanbaxyo ka dhigayeen gudaha Baledweyne wuxuuna ku booqday Isbitaalada ay jiifaan iyo xaafadaha.<\/p>\n<p>Janaraalka oo Shirjaraa&#8217;id ku qabtay gudaha magaalada Baledweyne ayaa sheegay iney maxkamad la tiigsan doonaan Saraakiisha ciidamada Militariga iyo kuwa Booliiska Soomaaliya ee ka howlgala Baledweyne iyo waliba madaxda Hirshabeelle oo uu sheegay iney amarka lagu waxyeelayay dadka shacabka ah ee dareenkooda muujinayay &#8220;ayuu yiri Janaraal xuud&#8221;<\/p>\n<p>Janaraalka ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha la xariira doorashooyinka kuraasta Aqalka Hoose ee taala magaalada Baledweyne oo uu sheegay inuu ka digayo in laga wareejiyo kuraastaas magaalada Baledweyne, taasoo ay ku howlan yihiin siyaasiyiin doonaya in la wareejiyo.<\/p>\n<p>&#8220;Magaalada Baledweyne waa nabad waana lagu qaban karaa doorashada Kuraasta taala ee Aqalka Hoose, anagana waxaan diyaar u nahay inaan ka qeyb qaadano sugista amaanka waxaana cadeyna iney waxba kama jiraan tahay wararka sheegaya inaan la isku haleyn karin amaanka Baledweyne taasna aay waxba kama jiraan tahay&#8221; ayuu yiri Janaraal Xuud.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo Janaraal Xuud iyo ciidamadiisa soo galaan gudaha magaalada Baledweyne tan iyo markii ay ku dhawaqeen iney diidan yihiin hab dhismeedka Hirshabeelada labaad.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta gudaha usoo galay magaalada Baledweyne hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Golaha Samata Bixinta Hiiraan Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud iyo ciidamadiisa. Imaashaha Janaraal Xuud ee gudaha magaalada Baledweyne ayaa la xiriirtay booqashada dad shacab ah oo dhawaan ku dhaawacmay rasaas ay ku fureen ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya xili ay banaanbaxyo ka dhigayeen gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69440,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69432\/revisions\/69440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}