{"id":69346,"date":"2021-01-02T22:38:42","date_gmt":"2021-01-02T19:38:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69346"},"modified":"2021-01-03T00:28:48","modified_gmt":"2021-01-02T21:28:48","slug":"m-weynaha-dalka-uganda-oo-ku-eedeeyey-mucaaradka-iyo-dalal-shisheeye-in-ay-qas-gelinayaan-doorashada-dalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/01\/m-weynaha-dalka-uganda-oo-ku-eedeeyey-mucaaradka-iyo-dalal-shisheeye-in-ay-qas-gelinayaan-doorashada-dalkiisa\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Dalka Uganda oo Ku Eedeeyey Mucaaradka iyo Dalal Shisheeye In ay Qas Gelinayaan Doorashada Dalkiisa."},"content":{"rendered":"<p>Xilli uu dalka Uganda isku diyaarinayo doorashada Janaayo 14, ayaa madaxweynaha Uganda ahna taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida, Gen. Yoweri Museveni, wuxuu Maj Gen Kayanja Muhanga u magacaabay madaxa isku duwaha howlaha amaanka ee Kampala.<\/p>\n<p>Muhanga wuxuu ahaa abaanduulihii ciidamada Uganda ee Soomaaliya intii u dhaxeysay 2014 &amp; 2016.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay inuu hayo macluumaad ku saabsan in xisbiyada mucaaradka oo ay taageerayaan shisheeyaha, ay qorsheynayaan inay qalqal galiyaan ammaanka dalkiisa iyo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo madaxweyne Yoweri Museveni uu intaas ku daray in qaar ka mid ah dhalinyaro uu dhowaan la kulmay ay u sheegeen inay jiraan qorshayaal lagu gubayo magaalada Kampala.<\/p>\n<p>Uganda waxay aadeysaa doorashooyin bisha Janaayo. 10 musharax ayaa doonaya inay jagada kala wareegaan madaxweyne Yoweri Museveni.<\/p>\n<p>Museveni ayaa dalkaas soo xukumayay 34-kii sano ee la soo dhaafey. Dadka wax falanqeeya ayaa u arka doorashada inay tahay doorasho adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilli uu dalka Uganda isku diyaarinayo doorashada Janaayo 14, ayaa madaxweynaha Uganda ahna taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida, Gen. Yoweri Museveni, wuxuu Maj Gen Kayanja Muhanga u magacaabay madaxa isku duwaha howlaha amaanka ee Kampala. Muhanga wuxuu ahaa abaanduulihii ciidamada Uganda ee Soomaaliya intii u dhaxeysay 2014 &amp; 2016. Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69347,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-69346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69346\/revisions\/69348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}