{"id":69313,"date":"2021-01-02T00:33:37","date_gmt":"2021-01-01T21:33:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69313"},"modified":"2021-01-02T01:44:24","modified_gmt":"2021-01-01T22:44:24","slug":"hugaamiyaha-xisbiga-wadajir-c-raxmaan-c-shakuur-oo-ka-hadley-arrinta-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/01\/hugaamiyaha-xisbiga-wadajir-c-raxmaan-c-shakuur-oo-ka-hadley-arrinta-baledweyne\/","title":{"rendered":"Hugaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo Ka Hadley Arrinta Baledweyne."},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharax u taaggan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar kale si adag uga hadlay xaalada magaalada Beledweyne oo sida uu sheegay waxa ka soconaya aan loo dul qaadan karin.<\/p>\n<p>&#8221;Horeyna waan uga hadlay haddana waan ku celinaayaa waxa Hiiraan ka socdaa waa dulmi, 30 dhalinyarro ah oo meel wada joogta ayaan habeen dhaweyd la hadlay, waxaan ku iri xaqiina si nabad ah ku raadsada, safaaradaha caalamka qaarkood ayaa markii ay arintaa maqleen ila soo xiriiray waxey igu dhaheen dadka hoggaamiyayaasha bulshada ah qaarkood manala hadashiin kartaa,\u00a0 waan isku xiray oo waan -wada hadashiiyay&#8221; ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/p>\n<p>AMISOM ayuu ugu baaqay in aan dadka awoodooda loo adeegsan oo lagu caburin, isaga oo yiri&#8221; Reer Hiiraan mid ayaan rabaa in aan u sheego, haddii aad aragtaan AMISOM socta amarka waxaa bixiyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isaga oo kaliya ayaa mari kara, kan Hirshabeellana ma amri karo, kan Beledweyne joogana ma amri karo&#8221;.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in wax la aqbali karo aheyn in AMISOM awoodda Golaha Amniga oo ay dalka ku joogaan ku caburso dadka rayidka ah, isaga oo dhinaca kale fariin u dirray ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed&#8221; Waxaan maqlay in ciidamada dowladda Federaal ah ahaayeen kuwii \u00a0jidadka Beledweyne rasaasta kula ridayay dadka rayidka ah, waxaan leeyahay Askariga waxaas sameynaya ogow kuwa madaxda kuu ah marka uu waqtiga ka dhamaado wey kaa tagayaan, qofka danbigiisa loo maxkamadeynayo waa adiga&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo musharixiinta ayuu ugu baaqay in arinta Beledweyne laga wadahadlo isaga oo yiri&#8221; sida aan dhibaatada ka jirta Gedo tan ka jirta Beydhabo uga wada hadalno waa in aan xaalada Beledweynana uga wada hadalnaa waayo dadka Soomaaliyeed weynoo siman yihiin&#8221;<\/p>\n<p>&#8221;Dowladda waxaan toos u leenahay magaalada Beledweyne dhibka halaga daayo, dadka yaan lagu caburinin awoodda dowladda&#8221;<\/p>\n<p>Maalmihii ugu danbeeyayba magaalada Beledweyne waxaa jirta xiisad ka dhalatay dhalinyarro badan oo loo xirxiray aragtidooda iyo in ay ka soo horjeesteen dhismaha Labaad ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle kuwaa oo ilaa iyo hadda xabsiga ku jira.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharax u taaggan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar kale si adag uga hadlay xaalada magaalada Beledweyne oo sida uu sheegay waxa ka soconaya aan loo dul qaadan karin. &#8221;Horeyna waan uga hadlay haddana waan ku celinaayaa waxa Hiiraan ka socdaa waa dulmi, 30 dhalinyarro ah oo meel wada joogta ayaan habeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69313"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69330,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69313\/revisions\/69330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}