{"id":69291,"date":"2020-12-31T22:09:58","date_gmt":"2020-12-31T19:09:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69291"},"modified":"2020-12-31T23:58:06","modified_gmt":"2020-12-31T20:58:06","slug":"m-weyne-farmaajo-oo-uu-si-adag-u-dhaliilay-m-weynaha-jubaland-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/12\/m-weyne-farmaajo-oo-uu-si-adag-u-dhaliilay-m-weynaha-jubaland-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo uu Si Adag U Dhaliilay M\/weynaha Jubaland Axmed Madoobe."},"content":{"rendered":"<p>Waxey aheyd khudbad adag oo madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland oo uu ka jeediyay shirka Aragti Wadaag ee ka soconaya magaalada Garoowe ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Puntland.<\/p>\n<p>Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Heritage ayaa diirrada lagu saarayay qoddobo xasaas ah oo ay ka mid ahaayeen Arrimaha Federaalisamka iyo Doorashada, waxaana qeyb ka ah\u00a0 madaxda Dowladda Soomaaliya, madaxda Dowlad Gobolleedyada, midowga musharixiinta iyo marti-sharaf kale oo kor u sii dhaafeysa ilaa 400 oo ergo ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa si furan uga hadlay wax isku hayaan isaga iyo Dowladda Dhexe gaar ahaan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sida uu hadalka u dhiggay weerar qaawan oo cad ku soo qaaday deegaanno ka tirsan dowlad Gobolleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Gaar ahaan waxaa uu diirada saaray ciidamada ay dowladda Soomaaliya ku daabuleyso gobolka Gedo ee lagu sheegay in ay halkaa ka ilaalinayaan xudduuda Kenya, balse Axmed Madoobey uu ku tilmaamay ciidamo laga leeyahay dano KMG oo siyaasadeed.<\/p>\n<p>&#8221;Bilaahi Celeykum ma waxaa naloogu sheekeynayaa Annaga in ka badan 700 km oo xudduud ah la leh Kenya 4000 oo ciidamo Kenyaan ahna joogaa dalka\u00a0 in la yiraahdo wax ka yar 5km ayaa Kenya laga ilaalinayaa iyadoo leysugu geeyay ciidamo \u00a0Harimo-Cad Gorgor iyo Shabeel intaba isugu jira ayuu yiri &#8221;madaxweynaha Jubballand Axmed Madoobey.<\/p>\n<p>Waxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in uu suuqa ka maqlay in shirkii ugu danbeeyay ee dhaxmaray Madaxda Qaranka iyo Dowlad Gobolleedyada lagu heshiiyay in xildhibaannada Gobolka Gedo uu qaato madaxweyne Farmaajo sidaana ay balantu aheyd.<\/p>\n<p>&#8221; Fikirka Suuqa wareegaya ee ah Axmed Madoobe ayaa balan ka baxay oo ah in lagu heshiiyay in 18 ka xildhibaan ee gobolka Gedo uu qaato madaxweyne Farmaajo,\u00a0 hala ii sheego meesha aan balantaasi ku gallay, tan kale haddiiba uu madaxweynuhu 18 xildhibaan qaadanayo maan iska deyno doorashada maxaa leysku wareerinayaa oo xisbiyo loo sameysanayaa oo musharixiintan Idhaha cadcad leh u soo taagan yihiin, &#8221; Maan qoronno hal xisbi oo ah &#8221; Xisbiga hanti -wadaagga Kacaanka Soomaaliyeed&#8221; kaa maan doorasho ku galno&#8221; madaxweynahana xilka ugu baarikeyno ayuu yiri Axmed Madoobe oo si adag u weeraray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>&#8221;Waxaan maanta diyaar u ahay oo aan la qarineynin in saaxiibaddey dowlad gobolleedyada kale min hal magaalo ka taaggaan xildhibaannada ka soo baxaya oo ay siiyaan madaxweyne Farmaajo, Anna aan ka taggo gobolka Gedo oo madaxweynaha siiyo, inta kalana aan qabsano, haddii\u00a0 kale waa in ay noqotaa \u00a0xuquuq loo siman yahay \u00a0oo saaxiibkey Axmed Qoorqoor inta uu Dhuusa-Mareeb iyo Gaalkacyo doorashada ku qabto Anna aan Kismaayo oo kaliya la oran doorashada ku qabo, Gedo gacantaada kuma jirto e&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Axmed Madoobey ayaa dhinaca kale uga diggan dowladda Soomaaliya in aysan qaban doorasho aysan ku jirin Jubbaland iyo Puntland oo aan wali qeyb ka aheyn hannaanka wax loo maamulayo.<\/p>\n<p>Waxaa uu dhinaca kale wax lala yaabo ku tilmaamay in Baarlamaanka waqtiggiisu dhamaaday wali sharuuc iyo ajandayaal ka doodayaan xili uu fariintaa si toos ah ugu gudbiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo fadhiyay madasha.<\/p>\n<p>Khudbada oo aheyd mid dhinacyo badan taabaneysay ayuu Axmed Madoobey si adag ugu weeraray siyaasada madaxweyne Farmaajo ee doorashada, isaga oo si toos ah iyo si dadban intaba u sheegay in madaxweynuhu doonayo ku shubasho doorasho oo loo adeegsanayo ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxey aheyd khudbad adag oo madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland oo uu ka jeediyay shirka Aragti Wadaag ee ka soconaya magaalada Garoowe ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Puntland. Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Heritage ayaa diirrada lagu saarayay qoddobo xasaas ah oo ay ka mid ahaayeen Arrimaha Federaalisamka iyo Doorashada, waxaana qeyb ka ah\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69291","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69291"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69307,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69291\/revisions\/69307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}