{"id":69278,"date":"2020-12-30T23:20:27","date_gmt":"2020-12-30T20:20:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69278"},"modified":"2020-12-31T01:40:46","modified_gmt":"2020-12-30T22:40:46","slug":"gudoonka-gudiga-shaqaalaha-rayidka-oo-kulan-la-qaatey-wasiirka-shaqada-iyo-shaqaalaha-duraan-faarax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/12\/gudoonka-gudiga-shaqaalaha-rayidka-oo-kulan-la-qaatey-wasiirka-shaqada-iyo-shaqaalaha-duraan-faarax\/","title":{"rendered":"Gudoonka Gudiga Shaqaalaha Rayidka oo Kulan La Qaatey Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Duraan Faarax."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax\u00a0 ayaa maanta kormeeray xarunta Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dawladda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa inta uu kormeerka ku jiray waxa uu kulan looga hadlay daddar-gelinta shaqooyinka hor tebinta leh ee guddiga la qaatay guddoomiyaha guddiga iyo xubnaha guddiga.<\/p>\n<p>Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka Dawladda ayaa mas\u2019uul ka ah Maamulka iyo maareynta Shaqaalaha Rayidka Dawladda,iyadoo Guddoomiyaha guddiga, Mudane Xasan Abshirow Maxamed uu sheegay inay dadaal ku bixinayaan sidii loo horumarin lahaa Shaqaalaha Rayidka Dawladda.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka waxaan uga mahadcelinaynaa booqashadiisa maanta ee uu halkan ku yimid , waxay tilmaam ka bixinaysaa sida ay uga go\u2019antahay hadalladiisa uu ku cel celiyay ee la xiriira in Shaqaalaha Rayidka ay noqdaan kuwa ugu awoodda iyo horumarka wanaagsan dalka.\u201d Ayuu yiri guddoomiye Abshirow.<\/p>\n<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa xaqiijiyay in dadaallada horumarinta Shaqaalaha Rayidka ay noqon doonaan kuwa ka soo muuqda xarunta Dawladda.<\/p>\n<p>\u201cShaqaalaha Rayidka waxay qeyb ka yihiin tiirarka muhiimka u ah qaranka iyo muwaadiniinta \u2013 waxa aan diiradda saareynaa in lagu xoojiyo tiknoolajiyada,xirfadaha iyo horumarintooda ,si ay u noqdaan kuwa laba jibbaara dadaallada naf hurka ah ee ay dalka u hayaan.\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Wasiir Duraan, ayaa sidoo kale ku ammaanay Shaqaalaha Rayidka doorka muuqda ee dib u dhiska dalka, waxaana xarunta guddiga uu ku howlgallo xilliga kormeerka ka socday Is-xilqaan oo ah hindise dib loogu dhisayo xarumaha muhiimka ah ee Dawladda iyo kuwa u adeegga Bulshada.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax\u00a0 ayaa maanta kormeeray xarunta Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dawladda. Wasiirka ayaa inta uu kormeerka ku jiray waxa uu kulan looga hadlay daddar-gelinta shaqooyinka hor tebinta leh ee guddiga la qaatay guddoomiyaha guddiga iyo xubnaha guddiga. Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka Dawladda ayaa mas\u2019uul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69278"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69286,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69278\/revisions\/69286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}