{"id":69258,"date":"2020-12-28T23:16:00","date_gmt":"2020-12-28T20:16:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69258"},"modified":"2020-12-29T00:13:08","modified_gmt":"2020-12-28T21:13:08","slug":"todobo-qof-kamid-ahaa-dadka-reer-b-weyne-oo-xabsiga-loo-taxaabey-iyo-yuusuf-dabageed-hadalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/12\/todobo-qof-kamid-ahaa-dadka-reer-b-weyne-oo-xabsiga-loo-taxaabey-iyo-yuusuf-dabageed-hadalkiisa\/","title":{"rendered":"Todobo Qof Kamid ahaa Dadka Reer B\/weyne oo Xabsiga Loo Taxaabey iyo Yuusuf dabageed Hadalkiisa!!."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay inay Janaraal Abuukar Xuud uu ka baxay balamo ay wada galeen.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in wali aay diyaar u yahiin maamulka Hirshabeelle iney ka qanciyaan tabashada uu qabo Janaraal Xuud isaga iyo beeshiisa iyo cid walba oo tabasho qabta sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>&#8220;Anaga ma dooneyno inaan Abuukar Xuud meesha uu dagan yahay ku weerarno ama aan ku dilno tabasho ayaad naga qabta mana ku dileyno ee wali waxaan diyaar u nahay inaan si nabad ah uga qancino tabashadiisa Abuukar Xuud isago baaburkisa wata oo Calan sharci darro ugu xiran yahay ayuu Baladka soo galay wasiirka ayaana gurigiisa ku marti qaaday waxwalbo aay ku balameena wuu ka baxay &#8221; ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa sidoo kale iska fogeeyay warar sheegayay inuu lahaa amarka lagu xiray dad shacab ah oo maalintii sadaxaad xabsiga ku jira waxuuna sheegay in dadkaasi ay soo xireen Saraakiisha amniga Baledweyne loona soo xirxiray dambiyo la xariira qalqal galinta amaanka Baledweyne ayuu yiri &#8220;Yuusuf Dabageed&#8221;<\/p>\n<p>Waxuu sidoo kale sheegay &#8220;dadkii ku dhaawacmay bananbaxyaashii shalay ee rasaasta lagu furay iney masuuliyeeda qaadanayaan dadkii soo abaabulay banaanbaxaasi iyada oo aan laamaha amniga laga heysan wax ogolaasho ah &#8221; ayuu yiri Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn hadalka madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa imaanaya xili 7 qof oo ka mid ah dadka sida weyn looga yaqaano Baledweyne oo labadii maalin ee u dambeysay ku xirnaa Saldhiga Booliiska Baledweyne maanta loo gudbiyay Xabsiga dhexe ee Baledweyne kuwaas oo lagu eedeyay qalqal galinta amaanka Baledweyne waxaana ka mid dadkaasi afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan Cabdiraxmaan Xuubeey.<\/p>\n<p>Todobada qof ee Xabsiga dhexe maanta loo gudbiyay ayaa lagu kala magacabaa:-<\/p>\n<p>1. Cali Daahir Xerow<\/p>\n<p>2. Dhagaweyne Astaani<\/p>\n<p>3. Cabdiraxmaan Xuubey<\/p>\n<p>4 .Barre Caraboow<\/p>\n<p>5. Xasan Cabdiraxmaan<\/p>\n<p>6.Camaloow Cali Geeddi<\/p>\n<p>7.Cabdi Dhafe isaaq<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii bulshada ku dhaqan Baledweyne ayaa walaac xoogan ka muujinaya xariga iyo caburinta lagu haayo shacabka reer Baledweyne.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay inay Janaraal Abuukar Xuud uu ka baxay balamo ay wada galeen. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in wali aay diyaar u yahiin maamulka Hirshabeelle iney ka qanciyaan tabashada uu qabo Janaraal Xuud isaga iyo beeshiisa iyo cid walba oo tabasho qabta sida uu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69259,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69258"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69267,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69258\/revisions\/69267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}