{"id":6917,"date":"2012-06-04T09:13:30","date_gmt":"2012-06-04T09:13:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6917"},"modified":"2012-06-04T09:13:30","modified_gmt":"2012-06-04T09:13:30","slug":"maamulka-gbanaadir-oo-maanta-muqdisho-ka-taagay-baalayaal-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/maamulka-gbanaadir-oo-maanta-muqdisho-ka-taagay-baalayaal-casri-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Banaadir Oo maanta Muqdisho ka taagay Baalayaal casri ah"},"content":{"rendered":"<p>WAKAALADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/muqdisho.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6918\" title=\"muqdisho\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/muqdisho.gif\" alt=\"\" width=\"270\" height=\"185\" \/><\/a>Maamulka gobolka banaadir oo saakay magaalada muqdisho ka hergiliyay wadooyinka magaalada baaloyin ku shaqeynaya ileyska qoraxda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>baalayaasha ay manta wadooyinka muqdisho ka taagen ayaa gaaraya ilaa 50 baale kuwaasi oo laga taagay wadada dheer ee maka almukarama ilaa xarunta madaxtooyada dhanka wadada aada number4.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>warsame maxamed warsame jowdax\u00a0 oo ah gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee maamulka banaadir\u00a0 ayaa waxa uu ka sheegay asigoo taagan wadada laga taagayay baalayaashani\u00a0 in dowlada Norway uu ugu mahadcelinayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>sidoo kale cabdi kaafi hilowle cusmaan oo ah xoghaayaha guud ee maamulka gobolka banaadir ayaa sheegay in baalayaashani ay qarash aad ufarabadan ay ku fadhiyaan isla markaana 1baale uu u dhigmo qarashka lagu soo iibsado gawaarida raaxada. Midka ugu wanaagsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>shacabka reer muqdisho ayaa ah kuwo usoo daabasha tagay wadooyinka lagu taagayay baalayaasani cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>dadka daawanayay habka ay maamulka gobolka ugu taagayeen ayaa waxay sheegen in siweyn ay usoo dhaweynayaan talaabadani cusub ee ay qaaden maamulka Gobolka banaadir ee DKMG ah ee soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waa markii ugu horeysay oo talaabo noocani oo kala ay qaadan maamulka gobolka banaadir kuna aadan bilacda magaalada muqdisho dibm loogu soo celinayo .<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<\/p>\n<p>muqdisho,somaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADA WARARKA WARSOM.COM Maamulka gobolka banaadir oo saakay magaalada muqdisho ka hergiliyay wadooyinka magaalada baaloyin ku shaqeynaya ileyska qoraxda. &nbsp; baalayaasha ay manta wadooyinka muqdisho ka taagen ayaa gaaraya ilaa 50 baale kuwaasi oo laga taagay wadada dheer ee maka almukarama ilaa xarunta madaxtooyada dhanka wadada aada number4. &nbsp; warsame maxamed warsame jowdax\u00a0 oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6917","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6917","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6917\/revisions\/6919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}