{"id":6910,"date":"2012-06-04T06:06:04","date_gmt":"2012-06-04T06:06:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6910"},"modified":"2012-06-04T06:10:04","modified_gmt":"2012-06-04T06:10:04","slug":"guddomiyihii-loo-magacaabay-degmada-matabaan-oo-maamulka-ahlusunna-maxkamad-ay-saareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/guddomiyihii-loo-magacaabay-degmada-matabaan-oo-maamulka-ahlusunna-maxkamad-ay-saareen\/","title":{"rendered":"Guddomiyihii Dhawaan  loo Magacaabay Degmada Matabaan Oo Maamulka ahlusunna Maxkamad Ay Saareen."},"content":{"rendered":"<h2><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/alsuna1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6912\" title=\"alsuna1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/alsuna1.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"350\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/alsuna1.jpg 480w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/alsuna1-300x218.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan ay Maxkamad soo taagi doonaan Sarkaal dhawaan loo magacaabay in uu gudoomiye dowladeed ka noqdo degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xili uu lahadlayay qaar kamid ah saxaafadda Muqdisho ayaa\u00a0Yacquub Maxamed Cali Madaxa amniga Degmada Matabaan ee Ururka Ahlu sunna \u00a0waxaa uu sheegay in sarkaalkaas uu xabsi ku xiran yahay maxkamadna lasoo saari doono.<\/p>\n<p>Maxamed Warsame Xirsi oo ah Sarkaalka la xiray ayaa waxaa degmadaas Gudoomiye uga dhigay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ee dowlada KMG.<\/p>\n<p>\u2018Ahlu Sunna ayaa gacanta ku haysa Matabaan ma ahan TFG, gudoomiyana kama noqon karo qof aan Ahlu Sunna ama dadka deegaanka ahayn\u2019ayuu sheegay Madaxa amniga Matabaan.<\/p>\n<p>\u201cDhawaan ayaa Maxkamad lasoo saari doonaa\u00a0Maxamed Warsame Xirsi si loogu qaado danbigiisa\u201dayuu sheegay Sarkaalkan Ahlu Sunna Waljamaaca katirsan.<\/p>\n<p>Maamulka dowlada ee Hiiraan kama aysan hadlin xariga sarkaalkan loo gaystay maadaama ay iyaga magaaladaas umagacabeen.<br \/>\nXafiiska Warqabadka Warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan ay Maxkamad soo taagi doonaan Sarkaal dhawaan loo magacaabay in uu gudoomiye dowladeed ka noqdo degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Xili uu lahadlayay qaar kamid ah saxaafadda Muqdisho ayaa\u00a0Yacquub Maxamed Cali Madaxa amniga Degmada Matabaan ee Ururka Ahlu sunna \u00a0waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6910","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6910\/revisions\/6913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}