{"id":69098,"date":"2020-12-20T20:06:19","date_gmt":"2020-12-20T17:06:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=69098"},"modified":"2020-12-20T22:47:18","modified_gmt":"2020-12-20T19:47:18","slug":"xarun-tababar-ciidan-loogu-magac-darey-jeneral-xuud-oo-laga-dhagac-dhigay-g-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/12\/xarun-tababar-ciidan-loogu-magac-darey-jeneral-xuud-oo-laga-dhagac-dhigay-g-hiiraan\/","title":{"rendered":"Xarun Tababar Ciidan Loogu Magac Darey Jeneral Xuud oo Laga Dhagac Dhigay G\/hiiraan."},"content":{"rendered":"<p>Dhaqdhaqaaqa hubeysan ee la baxay Golaha Samata Bixinta Hiiraan ee fadhigoodu yahay deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii Baledweyne kaga beegan 13KM ayaa halkaasi ka dhagax dhigay xarun ciidan oo ay ugu magac dareen Dugsiga Tababaradda Ciidanka Janaraal Xuud.<\/p>\n<p>Dhagaxdhiga xarunta ciidan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah bulshada qeybaheeda kala duwan madax iyo Sarakiil ka tirsan dhaqdhaqaaqa Samata Bixinta Hiiraan.<\/p>\n<p>Masuliyiinta Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo goobta ka hadlay ayaa sheegeen iney tahay sababta dugsigan loo furay sidii loo haqabtiri lahaa baahiyaha ciidamada reer Hiiraan waxayna sheegeen inuu yahay Dugsigii ugu horeyay ee 30 sano kadib laga furo gobolka Hiiraan laguna tababari doono ciidamada gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Samata Bixinta Hiiraan oo ah shaqsiga loogu magac daray xeradan ciidan ayaa goobta ka sheegay iney ujeedadooda tahay tayeynta iyo kor u qaadista ciidamadii hagaajin lahaa sugida amaanka iyo difaaca gobolka\u00a0 &#8220;ayuu yiri Janaraal Xuud&#8221;<\/p>\n<p>Janaraal Xuud ayaa sidoo kale si cad u sheegay ineysan jirin wax wadahadal ah oo ay la galayaan maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&#8220;Hirshabeelle waxaa lagu dhisay jujuub waana ognahay cida dhistay marka waxan leyahay yaanan la isku dayin in markale rabitaankeena la jajuubo hadii kale waxa ka dhalan karta arinkaasi cawaaqib xumo marka dowlada dhexe waxan ugu baaqeyna in la saxo waxa qaldan si loo damiyo arintan faraha kasii baxeysa &#8221; ayuu yiri Janaraal Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Furitaanka xeradan ciidan ee Janaraal Xuud ayaa imaaneysa xili la sheegay iney guuldaro kusoo dhamadeen wadahadalo dhexmaray wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya iyo madaxda Golaha Samata Bixinta Hiiraan kuwaas oo xal loogu raadinayay tabashada dhaqdhaqaaqa Samata Bixinta ee diidan dhismaha Hirshabeelle iyo jiritaankeedaba.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaqdhaqaaqa hubeysan ee la baxay Golaha Samata Bixinta Hiiraan ee fadhigoodu yahay deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii Baledweyne kaga beegan 13KM ayaa halkaasi ka dhagax dhigay xarun ciidan oo ay ugu magac dareen Dugsiga Tababaradda Ciidanka Janaraal Xuud. Dhagaxdhiga xarunta ciidan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah bulshada qeybaheeda kala duwan madax iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":69099,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-69098","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69098","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69098"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69098\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69098\/revisions\/69116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69099"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}