{"id":6907,"date":"2012-06-04T06:02:11","date_gmt":"2012-06-04T06:02:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6907"},"modified":"2012-06-04T06:02:11","modified_gmt":"2012-06-04T06:02:11","slug":"hawl-galadii-ceelasha-biya-oo-lagu-soo-qabtay-waxyaabaha-qarxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/hawl-galadii-ceelasha-biya-oo-lagu-soo-qabtay-waxyaabaha-qarxa\/","title":{"rendered":"Hawl-galadii Ceelasha Biya oo Lagu Soo Qabtay Waxyaabaha qarxa."},"content":{"rendered":"<h2><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidama-dowlada-1024x575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6908\" title=\"ciidama-dowlada-1024x575\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidama-dowlada-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidama-dowlada-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidama-dowlada-1024x575-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada dowlada KMG ayaa gacanta kusoo dhigay waxyaabaha qarxa kadib howlgalo ay ka sameeyeen deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxyaabahan qarxa oo aad uculus ayaa laga helay labo xaafad oo ay Shabaab-ka kaga sugnaayeen deegaanada Ceelasha sida uu sheegay\u00a0Taliyaha dambi-baarista ee CID-da,\u00a0 General Cabdullaahi Xasan Bariise ahna Afhayeenka ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>\u201cHowlgal ay ciidamada sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen walxaha qarxa oo aad ubadan\u201dayuu sheegay Bariise ioo lahadlay saxaafadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale howlgalo ay sameeyeen ciidamada waxaa ay gacanta kusoo dhigeen Bambooyin iyo hub kale oo ay Shabaab kaga tageen deegaanada duleedka ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>C\/lahi Xasan Bariise ayaa tilmaamay in ay sii socon doonaan howlgallada noocaan oo kala ah inta laga xaqiijinayo amaanka duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM &nbsp; Ciidamada dowlada KMG ayaa gacanta kusoo dhigay waxyaabaha qarxa kadib howlgalo ay ka sameeyeen deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaaladda Muqdisho. Waxyaabahan qarxa oo aad uculus ayaa laga helay labo xaafad oo ay Shabaab-ka kaga sugnaayeen deegaanada Ceelasha sida uu sheegay\u00a0Taliyaha dambi-baarista ee CID-da,\u00a0 General Cabdullaahi Xasan Bariise ahna Afhayeenka ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6907","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6909,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6907\/revisions\/6909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}