{"id":6887,"date":"2012-06-03T17:13:18","date_gmt":"2012-06-03T17:13:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6887"},"modified":"2012-06-03T18:17:05","modified_gmt":"2012-06-03T18:17:05","slug":"maxkamadda-hargeysa-oo-xukuntay-masuuliyiin-lagu-helay-musuq-raashin-iyo-doodda-qareenkoodii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/maxkamadda-hargeysa-oo-xukuntay-masuuliyiin-lagu-helay-musuq-raashin-iyo-doodda-qareenkoodii\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Hargeysa oo xukuntay masuuliyiin lagu helay musuq Raashin iyo doodda Qareenkoodii."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamada-saree3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6899\" title=\"maxkamada-saree3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamada-saree3.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamada-saree3.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamada-saree3-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa saaka fadhi albaabaddu u xidhan yihiinoo ay yeelatay waxay xukun ku riday sadexdii masuul ee u xidhnaa musuqii raashinkii Mucaawimadda ahaa ee lagu tagri falay kuwaasi \u00a0oo kala ahaa Badhasaabkii gobolka Hargeysa Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje), La Taliyihii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cismaan Jaamac iyo Agaasimihii Guud ee wasaaradda dib u dejinta Axmed Cilmi Barre.<\/p>\n<p>Maxkamaddu waxay sheegtay inay masuuliyiintan ku heshay inay lunsadeen raashinka mucaawimadda ah waxaanay xukun ku riday sadexdan masuul iyo ninkii Ganacsade ah oo raashinkaasi la musuqay lagu rogay bakhaarkiisa.<\/p>\n<p>Qareenka difaacayay sadexdan masuul oo la yidhaahdo Xildhibaan Maxamed Saalax oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa ka hadlay xukunka maxkamadda oo uu tilmaamay inaanay ku qanacsanayn oo ay ka qaadan doonaan racfaan.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6889\" title=\"maxkamad\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamad.jpg\" alt=\"\" width=\"298\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamad.jpg 298w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/maxkamad-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 298px) 100vw, 298px\" \/><\/a><br \/>\nQareenku wuxuu sheegay in Badhasaabkii gobolka Hargeysa Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) iyo Agaasimihii Guud ee wasaaradda dib u dejinta Axmed Cilmi Barre midkiiba lagu xukumay sadex \u00a0sanadood oo xadhig ah.<\/p>\n<p>Maxamed Saalax waxa uu intaasi ku diray in La taliyihii Madaxweyne Ku xigeenka lagu xukumay 1 sano iyo sadex milyan oo shilin oo ganaax lacageed ah. Masuuliyiintani waxay noqonayaan dufcadii u horeysay ee masuuliyiin ka tirsan dawladda Axmed Siilaanyo ee lagu helo musuqmaasuq isla markaana xilk oodii ku waayay fadeexadahaas soo waajahay.<\/p>\n<h3>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nBoorame,S\/land.<\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa saaka fadhi albaabaddu u xidhan yihiinoo ay yeelatay waxay xukun ku riday sadexdii masuul ee u xidhnaa musuqii raashinkii Mucaawimadda ahaa ee lagu tagri falay kuwaasi \u00a0oo kala ahaa Badhasaabkii gobolka Hargeysa Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje), La Taliyihii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cismaan Jaamac iyo Agaasimihii Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6887","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6887"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6887\/revisions\/6900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}