{"id":68865,"date":"2020-12-08T23:20:26","date_gmt":"2020-12-08T20:20:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68865"},"modified":"2020-12-09T02:06:25","modified_gmt":"2020-12-08T23:06:25","slug":"safiirka-britain-ee-soomaaliya-oo-sheegay-in-doorashooyinka-soomaaliya-ay-ku-arkayaan-arrimo-soo-noqnoqonaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/12\/safiirka-britain-ee-soomaaliya-oo-sheegay-in-doorashooyinka-soomaaliya-ay-ku-arkayaan-arrimo-soo-noqnoqonaya\/","title":{"rendered":"Safiirka Britain ee Soomaaliya oo Sheegay In Doorashooyinka Soomaaliya ay Ku Arkayaan Arrimo Soo Noqnoqonaya."},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Britain ee Soomaaliya\u00a0 Amb Ben Fender ayaa sheegay in isbadal dhinacyo badan oo la gaaro mar walba ku xiran tahay sida Soomaalidu uga go&#8217;an tahay fulinta heshiisyada bulsho.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlayay shirkii Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka ayuu sheegay Amb, Ben Fender doorashooyinka Soomaaliya mar walba ay ku soo noqnoqdaan arrimo isku mid ah oo labo dhinac ka kala imanaanaya.<\/p>\n<p>&#8221;Sanadihii ugu danbeeyay waxaan daawanayay doorashooyin kala duwan oo gobollada dalka ka dhacay, waxaan arkayay arrimo isku mid ah soo noqnoqanaya, waxaa ka mid ah kuwa xafiiska maamula oo faragelinaya shuruucda si ay guusha u gaaraa iyo\u00a0 kuwa mucaarad ah oo diidaya, carqaladeynaya hannaanka, haddii ay u arkaan in aysan ku guuleysanayn.&#8221;<\/p>\n<p>Wuxuu ku baaqay in ay muhiim tahay heshiis isku mid ah oo laga gaaro arrimaha doorashooyinka, isaga oo kula dardaarmay in mar walba la ixtiraamo shuurcada dalka u yaala.<\/p>\n<p>&#8221;Waa in la raadiyaa wax-yaabo heshiis lagu yahay oo marka danbana si wadajir ah loo fuliyo, waa in la ogaadaa in guddiyada doorashada aan loo xulan shaqsiyaad loo arko in aysan ku habooneyn shaqadaas oo ay dhaliilsan yihiin dhinaca kale ee qeybta ku leh hannaanka doorashada&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa siweyn isha uga haya khilaafka ka taaggan doorashada dalka oo ay ku kala fog yihiin dhinacyada ay quseyso, gaar ahaan dowladda iyo mucaaradka oo hadda dhinac walba uu soo magaacabay guddiyo doorasho.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxa&#8217;ed Xusseen Rooble ayaa sheegay in mar walba uu soo dhaweynayo musharixiinta cabashada ka qaba doorashada iyo guddiyada dowladdu u saartay.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Britain ee Soomaaliya\u00a0 Amb Ben Fender ayaa sheegay in isbadal dhinacyo badan oo la gaaro mar walba ku xiran tahay sida Soomaalidu uga go&#8217;an tahay fulinta heshiisyada bulsho. Isaga oo ka hadlayay shirkii Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka ayuu sheegay Amb, Ben Fender doorashooyinka Soomaaliya mar walba ay ku soo noqnoqdaan arrimo isku mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68865","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68865"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68886,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68865\/revisions\/68886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}